Maqaal ku Saabsan:Sida Shaqadu Sharci ahaan ugu kala qeybsantahay Madaxweynaha iyo Raysulwasaaraha Soomaaliya. ASCWB. dhamaantiin waa idin salaamay. Waa aqoonyahan c/risaq M xuseen, ku nool dalka sweden. Beryahaan waxaa dowlada soomaaliya ka muuqda qaab-dhaqameed aan dastuurka waafaqsanayn. Waxaa si cad u muuqda in awoodii madaxweynaha iyo tii raysulwasaarahaba uu isku darsaday xasan sh.maxamuud. Haddaba si [...]
↧