Madaxweynaha jamhurriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Brussels ee xarrunta dalka Belgium kula kulmay madaxa Golaha Midowga Yurub, Herman Van Rompuy. Labada hoggaamiye ayaa ka wada-arrinsaday xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka Soomaaliya iyo taageerada ay Midowga Yurub siiyaan Soomaaliya. Waxa uu Herman Van Rompuy sheegay in Midowga Yurub uu taageero siinayay Soomaaliya muddo, ayna [...]
↧