Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Madaxweyne Faroole”Anagaa Durbaanka tuney oo niri Xisbiyada hala furto”

$
0
0
Hoolka shirarka Jaamacada PSU Garowe ayaa galabta  waxa ka furmey Shirweynaha Urur siyaasadeed Xaakimka Puntland ah ee Horseed oo ay ka soo qaybgaleen Ergo gaareysa 400 oo ka kala yimid dhamaan deegaanada Puntland iyo dalka dibadiisa. Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa si rasmi ah u furey ,waxana goobta uu ka jeedshey khudbad dheer uu [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles