Barnaamijka Xog Waran:Maamul u Sameynta Gobolada Koonfureed ee Dalka Soomaaliya.
Barnaamijka Xog Waran Ee ka baxa Tv-ga Caalamiga ah ee Universal Tv ayaa Todobaadkan waxa Looga Hadlay Maamul u Sameynta Gobolada Koonfureed ee Dalka Soomaaliya . Dood ku Saabsan Maamul u Sameynta...
View ArticleShirweynihii Urur Siyaasadeedka Midnimo oo Garoowe Ka Furmay(Sawiro).
Waxaa maanta Xarunta Jaamacadda PSU ee Magaalada Garoowe ka furmay shirweynaha Urur siyaasadeedka Midnimo Puntland. Munaasabada Furitaanka Shirka ayaa waxa kasoo qayb-galay Ergooyin gaaraya 300 oo...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo Tacsi ka Direy Dilkii Suldaan Muuse Faarax(Dhegayso).
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa ka tacsiyeeyey Dilkii Alla ha u naxariistee Suldaan Muuse Faarax ‘Muuse ”Onkod” oo maanta koox hubeysani ku dishey magaalada Bossaso....
View ArticleGolaha Wasiirada Soomaaliya oo Maanta Shir Yeeshay(Sawiro).
Muqdisho, 02 Feb, 2013…. Shir ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiiradda oo uu shir gudoominayayRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” ayaa looga...
View ArticleDaawo Sawirada Qeybtii Labaad Shirweynaha Xisbiga Midnimo ee Garoowe ka Furmay.
Akhristayaasheena Sharafta Waxaan Halkaan Idiinku soo Gudbinaynaa Sawirada Shirkii Urur Siyaasadeedka Midnimo ,Shirkaas oo Maanta Garoowe ka Furmay. Halkan ka Akhriso Warbixinta Sawirada oo Dhamaystiran..
View Article500 oo Askari oo tababar Loogu soo Xirey Dalka Uganda.
Waxaa maalinimadii jimcaha ee aynu kasoo gudubnay dalka Uganda tababar ciidan loogu soo xiray 500 oo askari, kuwaasoo bilooyinkii u danbeeyay uu tababar dhanka Militariga ah uga socday dalkaasi....
View ArticleFeysal Cali Waraabe oo ka Hadlay Baaqii Madaxweyne Faroole(Video).
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Aan Awooda Badan Lahayn ee ka Jira Degaanaada Somaliland Mudane Feysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Baaq Nabadeed oo Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.C/raxmaan Maxamed...
View ArticleRa’iisal Wasaaraha oo maanta la kulmay Agaasimeyaasha Wasaaraddaha ee...
Axad, February 3, 2013—-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa xafiiskiisa kula kulmay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaraddaha Dowladda, isaga oo kala...
View ArticleMarxuum Suldaan Muuse oo Aas qaran Loogu Sameeyey Magaalada Bosaaso(Sawiro).
Alla How Naxariistee Suldaan Muuse Faarax Muuse (Onkod) ayaa Maanta Waxa Aas qaran Loogu Sameeyey Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Qabuuraha biyo kulule ee Magaalada Boosaaso waxaa maanta ka...
View ArticleMasuuliyiin ka kala socota Somaliland iyo Ingiriiska oo kulan xasaasi ah ku...
Wufuud ka kala socota maamulka Somaliland iyo dowladda Ingiriiska ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ku leh kulan ay kaga wada xaajoonayaan digniintii ay dowladda Ingiriisku ka soo saartay...
View ArticleMadaxweynaha Dowlada Puntland oo la shirey dhalinyarada Ururka Horseed(Sawiro).
Hogaanka Urur Siyaasadeedka Horseed ee talada haya ayaa caawa oo ‘’Isniin’’ waxa uu magaalada Garowe kula shirey Dhalinyarada ururka ee ka qaybgalaysa Shirweynaha Horseed oo ka socda Jaamacada PSU...
View ArticleWasiirka Beeraha Puntland Oo Booqday Degaan Beereedka Gobolka Nugaal(Sawiro).
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Puntland Eng.Maxamuud Xaaji Saalax ayaa kormeer ku tagay deegaan beereedyo hoostaga gobolka Nugaal. Shibiraaley ,Siiga dheer,Cuun ,Xamur iyo goobo kale ayuu isku marey...
View ArticleXarakada Al-Shabaab oo Account cusub ka furtay barta Twitter-ka.
Xarakada Al-Shabaab ayaa mar kale Account cusub ka furtay barta Twitter-ka, si ay bulshada kula xiriirto, kadib markii labo todobaad ka hor laga xiray bartoodii hore. War lagu baahiyay bogaha...
View ArticleWilliam Hague : “Meelaha Ingiriisku ka filayo in dhibaato uga timaado waxaa...
Xog hayaha Arimaha Dibada Dowlada Ingiriiska William Hague oo ka hadlayay magaalada London ee xarunta wadanka Ingiriiska ayaa waxaa uu sheegay in dawladiisu walaac badan ka qabto dhawr wadan oo...
View ArticleKhariidadda Xalka Mustaqbalka Soomaaliya.
Sida taarikhdu xusayso dadka Somaalida iyo Kurtiyiinta waxaa lagu tilmaamaa labada ummadood ee gumeystihii reer galbeedku sida ba’an ukala qeybiyay kuna kala darey dhowr wadan madaama ay ahaayeen...
View ArticleMaamulkii u horeeyay oo KMG ah ayaa loo sameeyay Gobolka Bay iyo degmada...
Wareegto xalay ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa Maamul KMG ah oo uu yeesho Gobolka Bay iyo degmada Baydhabo loo magacaabay, iyadoo maamulkan uu shaqeynayo muddo lix bilood. Maamul u sameyntan...
View ArticleAskari Boolis ah oo Xalay Gaarisa Lagu Dilay.
Askari Boolis ah ayaa xalay fiidkii lagu dilay weerar ay koox hubaysani ka geysatay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi-bari Kenya. Askariga oo muddo gaaban ka hor markii la dilayay ka yimid...
View ArticleDuqii Degmada Gaalkacyo oo xilkii laga qaaday iyadoona Mid Cusub la Magacaabay .
Duqii Degmada Gaalkacyo ayaa Maanta Xilkii Laga qaaday iyadoo Mid Cusubna Loo Magacaabay Degmadaasi. Digreeto kasoo baxay xafiiska Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Faroole ayaa lagu...
View ArticleBosaaso:Urur Siyaasadeedka Hor-cad oo Bilaabay Diiwaan Gelinta Xubnaha ka Mid...
Urur Siyaasadeedka Hor-Cad ee puntland ayaa Maanta si rasmi ah uga Bilaabay xafiisyada uu ku kuleeyahay deegaanada puntland diiwaan galinta xubnaha ka mid noqonaya ururka . Magaalada boosaaso ee...
View ArticleRa’iisulwasaaraha Soomaaliya oo Gudi Magacaabay(Sawiro).
Talaado, Feb, 5, 2013—-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta ku dhawaaqay dhismaha Guddi madax banaan oo ka shaqeeya ka soo talabixinta...
View Article