Xog hayaha Arimaha Dibada Dowlada Ingiriiska William Hague oo ka hadlayay magaalada London ee xarunta wadanka Ingiriiska ayaa waxaa uu sheegay in dawladiisu walaac badan ka qabto dhawr wadan oo Soomaaaliya ku jirto. William Hague waxaa uu sheegay in dawlada Ingiriisku ay aaminsan tahay in dhabaato badan uga soo wajahan tahay wadamada Soomaaliya, Afghanistan iyo [...]
↧