Xarakada Al-Shabaab ayaa mar kale Account cusub ka furtay barta Twitter-ka, si ay bulshada kula xiriirto, kadib markii labo todobaad ka hor laga xiray bartoodii hore. War lagu baahiyay bogaha internet-ka ee Al-Shabaab taageera ayaa lagu sheegay in barta cusub ee ay ka sameysteen Twitter-ka ay hada iyo wixii ka dambeeya lagu baahin doono macluumadka [...]
↧