Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Masuuliyiin ka kala socota Somaliland iyo Ingiriiska oo kulan xasaasi ah ku yeelanaya Addis ababa.

$
0
0
Wufuud ka kala socota maamulka Somaliland iyo dowladda Ingiriiska ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ku leh kulan ay kaga wada xaajoonayaan digniintii ay dowladda Ingiriisku ka soo saartay dhawaan amaanka Somaliland. Kulanka oo la filayo inuu saacadaha soo socda uu bilaabmo labada dhinac ayaa waxa dhinaca Somaliland uga qeybgalaya wasiirka arrimaha dibadda Maxamed [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles