Alla How Naxariistee Suldaan Muuse Faarax Muuse (Onkod) ayaa Maanta Waxa Aas qaran Loogu Sameeyey Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Qabuuraha biyo kulule ee Magaalada Boosaaso waxaa maanta ka dhacay Aas Qaran oo loo sameeyay Alaha u naxariistee Suldaan Muuse Faarax muuse Onkod oo Maalin nimadii shalay kooxo hubeysani ku toogteen Bartamaha Magaalada Boosaaso. [...]
↧