Askari Boolis ah ayaa xalay fiidkii lagu dilay weerar ay koox hubaysani ka geysatay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi-bari Kenya. Askariga oo muddo gaaban ka hor markii la dilayay ka yimid xeryaha qaxootiga Dadaab oo uu ka howlgalo ayaa lagu dilay afaafka hore ee hoteel ku yaalla bartamaha magalada markii rag hubaysan oo aan [...]
↧