Wareegto xalay ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa Maamul KMG ah oo uu yeesho Gobolka Bay iyo degmada Baydhabo loo magacaabay, iyadoo maamulkan uu shaqeynayo muddo lix bilood. Maamul u sameyntan ayaa qeyb ka ah qorshe ay soo diyaarisay Wasaarada Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka, kaasoo dhowaan ay ansixiyeen Golaha Wasiirada Soomaaliya, isla markaana ujeedka [...]
↧