Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Bosaaso:Urur Siyaasadeedka Hor-cad oo Bilaabay Diiwaan Gelinta Xubnaha ka Mid noqonaya Ururka(Sawiro).

$
0
0
Urur Siyaasadeedka Hor-Cad ee puntland ayaa Maanta  si rasmi ah uga Bilaabay xafiisyada uu ku kuleeyahay  deegaanada puntland diiwaan galinta xubnaha ka mid noqonaya ururka . Magaalada boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa maanta dadweynuhu safaf dhaadheer ugu jiraan sidii ay isu diiwaan gelin lahayeen ugana mid noqonlahaayeen urur Siyaasadeedka  Hor-cad. Hadaba waxa arintaan [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles