Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya oo Gudi Magacaabay(Sawiro).

$
0
0
Talaado, Feb, 5, 2013—-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta ku dhawaaqay dhismaha Guddi madax banaan oo ka shaqeeya ka soo talabixinta xadugudbyada ka dhanka ah xuquuqda Bani’aadamka, gaar ahaana falalka kufsiga iyo dilalka loo gaysto  Wariyeyaasha.  Munaasabad ka dhacday xafiiska Ra’iisal Wasaaraha ayaa maanta looga dhawaaqay guddigan, waxaana xaadir [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles