Barnaamijka Xog Waran Ee ka baxa Tv-ga Caalamiga ah ee Universal Tv ayaa Todobaadkan waxa Looga Hadlay Maamul u Sameynta Gobolada Koonfureed ee Dalka Soomaaliya . Dood ku Saabsan Maamul u Sameynta Goboladaasi ayaa waxa la dhexdhigay Labo Mudane oo Lagu Kala Magacaabo Eng.Saalax Shiikh Cismaan iyo Cabdi Axmed Caabi. .
↧