Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

500 oo Askari oo tababar Loogu soo Xirey Dalka Uganda.

$
0
0
Waxaa maalinimadii jimcaha ee aynu kasoo gudubnay dalka Uganda tababar ciidan loogu soo xiray 500 oo askari, kuwaasoo bilooyinkii u danbeeyay uu tababar dhanka Militariga ah uga socday dalkaasi. Wasiirka gaashaandhigga dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiim Xaaji Max’uud Fiqi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ciidamadan mudadii uu tababarka u socday la siiyay tababarro la [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles