Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Maanta Shir Yeeshay(Sawiro).

$
0
0
Muqdisho, 02 Feb, 2013…. Shir ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiiradda oo uu shir gudoominayayRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” ayaa looga hadlay sharciga maamul-u-samaynta Gobollada, Sarifka Lacagaha Qalaad iyo Warbixin kooban oo laga dhageystay Wasiirka Horumarinta iyo Adeegga Bulshada Drs Maryam Qaasim. Ugu horreyntii Goluhu wuxuu warbixin ka dhageystay [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles