Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Magaalada Marka Booqasho ku Tegay(Sawiro).

$
0
0
Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta gaaray magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabellaha Hoose, iyadoo diyaarado qumaatiga u kacay ay geysay garoonka Nambar Konton, halkaasoo Kolonyo ay leeyihiin AMISOM ka gelbisay. Ra’iisul Wsaaare Saacid oo ay safarkiisa ku wehliyaan Wasiirada Arrimaha gudaha, Gaashaandhiga, Maaliyada, Warfaafinta, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka, Taliyeyaasha [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Trending Articles