Xarunta Madaxtoyada Dowlada Puntland ayaa Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole waxa uu maanta kula kulmey saraakiil ka socotey Denmark iyo Hayada Qaramada Midoobey wada mashruuca la-dagaalanka burcad badeeda ee UNODC. Thomas Winkler oo ka socdey Safarada Denmark ee Kenya islamarkaasina ah madaxa Kooxda labaad ee xiiriirka la-dagaalnka burcad badeeda ayaa hogaaminayey oo wehelinayeen Xiriiriyaha UNODC Alan Cole [...]
↧