Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Duqa Degmada Boosaaso oo Xaflad Sagootin ah u sameeyay Wafdi ka socday Gaarisa iyo Jubooyinka(Sawiro).

$
0
0
Duqa Degmada Boosaaso Dr.Xassan Cabdalla Xassan ayaa xaflad sagootin ah u sameeyay Wafdi ka socday Dalka Kenya iyo gobolada Jubooyinka ee Soomaaliya,uuna hogaaminayay gudoomiyaha degmada Gaarisa ee Waqooyi bari dalka Kenya kuwaasi oo maalmihii aynu soo dhaafnay ku sugnaa Magaalada Boosaaso. Xafladani oo ka dhacday Hotel Juba ee Magaalada Boosaaso ayaa waxaa kasoo qayb galay Xildhibaanada golaha deegaanka [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369