Ururada Siyaasada Degaanada Puntland ayaa Maanta si wada Jir ah waxay u wada Saxiixeen Xeerka Hab-dhaqanka Ururada Siyaasada Puntland. Xarunta PDRC ee Magaalada Garowe ayaa maanta waxa lagu soo bandhigey Xeerka Hab-dhaqanka ururada siyaasada Puntland. Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa kulankan qabtey ,waxana ka soo qaybgalay madaxda lixda urur siyaasadeed ee ka jira Puntland oo kala [...]
↧