Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Dowlada Iran oo Hawada u gantay Gantaal Daanyeer Saaran Yahay.

Dowlada Iran ayaa sheegtay in ay ku guuleysatay inay hawada sare u duuliso daayeer nool. Dowlada Iran ayaa sheegtay in gantaal lagu magacaabo Pishgam ayaa gaaray illaa iyo 120km(75miles) kahor inta uusan dib ugu soo laaban dhulka isagoo bedqaba. Taleefishinka Iran ayaa soo bandhigay muuqaalka daayeerka isagoo saaran gantaalka hawada sare loo gamay. Wadamada reer [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369