Jaaliyada reer Puntland ee dagan dalka Norway casumadiisa Oslo iyo nawaxigeeda ayaa waxay casho sharaf aad uqiima badan u sameeyen Suldaan Cabdisalan Suldaan Maxamuud Xaaji Nuur oo safar gaban ku yimid casumada Oslo ee dalka Norway. Casha sharaftaan oo ahayd mid si heersare ah losoo agaasimay ayaa waxaa xariiriye ka,ahaa afhayeenka jaliyada PDF ee dalka [...]
↧