Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Maanso La Magac Baxday” Deeleey dabiibleey” Waxaa Curiyay Abwaan”Jaabir Xuseen Gacate(Video).

Maansadaan waa jawaab waxaa la dhahaa ” Deeleey dabiibleey” Waxaa Curiyay abwaan: Jaabir Xuseen Gacate 16-01-2013 . Firdhoyoow dabuub gabay Deelkii xirnaan jiray Adaa dacal ka furayoo Doodo badan kakeenoo Boholaha u daadagay Ana dalawga suugaan Goor horaan durduurtoo Deeq weeye maansadu Daa’imkeenu bixiyee Kii diida garashada Ama dhuu-xa deeleey Dibnahaaga hawfurin Hana siin dalool’iyo [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369