Urur siyaasadeedka Horseed ee xisbiga talada Puntland haya ayaa habeenimadii xalay ”Isniin” waxa magaalada Garowe masuuliyiintiisu kula kulmeen dhalinyarada gobolka Nugaal. Wasiiru dowlaha maamul wanaaga Maxamed Faarax Gaashaan ,wasiir xigeenka dhalinyarada Cumar Cali Waraabe,Wasiir xigeenka Jaamac Yaasiin Jaamac ,Xildhibaan Nuux ,La taliyaha madaxweynaha dhinaca Saxaafada Maxamed Cabdiraxman Maxamed,Gudoomiyaha Degmada Garowe Cabdi Nuur Cilmi ,u qaabilsnaha [...]
↧