Jen.Julis Karangi”Inaan Ciidankeena kala Baxno Soomaaliya waxay ku xiran...
Taliyaha ciidanka Difaaca ee Kenya Jeneraal Julius Karangi ayaa markii ugu horaysay ka hadlay eedaymo loo soo jeediyay ciidanka Kenya ee ka howlgala magaalada Kismaayo. Taliyaha ayaa sheegay inuusan...
View ArticleWafdigii Dowlada Soomaaliya ee Kismaayo ku sugnaa oo Muqdisho ku Laabtey.
Waxaa maanta duhurkii dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho wafdigii ay dowladdu u dirtay magaalada Kismayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose. Wafsigan oo isugu jiray wasiiro, xildhibaano iyo saraakiil...
View ArticleKaaliyaha Madaxweyne Faroole oo Faahfaahin ka Bixiyey Safarka Wafdiga...
Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa ku sugan maalinkii sadexaad magaalada Nairobi ee xarunta Kenya oo kulamo kula leeyahay diblumaasiyiin Afrika ,Yurub iyo USA ka socda. Kaaliyaha...
View ArticlePuntland President in Nairobi for Diplomatic Meetings.
The President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) flew from the Puntland capital Garowe and arrived at the Kenyan capita lNairobi on Wednesday May 29. President...
View ArticleMadaxweyne Xasan Shiikh oo ku Jaahwareeray Maamulka Jubbaland.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ku Jaahwareeray Maamulka Jubbaland ee Dhowaantan Loo Sameeyey Gobolada Jubooyinka iyo Gedo,isagoona Safaradiisa diba Xooga ku saarey sidii uu Wadamada...
View ArticleTacsi Tiiraanyo Leh:Marxuum Xaaji Maxamed Huruuse.
Waxaa Maanta oo ay Taariikhdu ahayd 31-05-2013 Magaalada Salalah ee Dalka Cumaan Ku Geeriyooday Alla How Naxariistee Marxuum Xaaji Maxamed Huruuse oo ahaa Ganacsade si weyn looga yaqaanay Deegaanada...
View ArticleFaroole oo Tacsi udirey Ehaladii Marxuum Maxamed Huruuse.
Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa Maanta tacsi u diray umadda reer Puntland guud ahaan iyo mid gaar ah eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Maxamed Huruuse...
View ArticleFaahfaahin ku saabsan dagaalo khasaare badan geystay oo ka dhacay Gobolka...
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan dagaal khasaare badan geystay oo shalay Casar-gaabkii ka dhacay degaaano ka tirsan gobolka Sh/hoose kuwaasoo dhexmaray ciidamada dowlada iyo AMISOM oo hal dhinac...
View ArticleCudurka Dabaysha oo ka dilaacay Xeryaha Qaaxootiga ee Dhadhaab.
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in cudurka dabeysha uu ka dillaacay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab hal toddobaad ka dib markii cudurkaas lagu arkay magaalada Muqdisho. Wasaaradda...
View ArticleMadaxwaynaha oo kasoo Horjeeda in Soomaali isugu timaado Dowlad Goboleedyo...
Madax waynaha ayaa kasoo horjeeda in soomaali isugu timaado dawlado goboleedyo fadaraal ah. Siyaasada madax waynuhu waxa ay ka soo horjeedaa nidaamka hore loo qorsheeyay oo ah in somali isugu iman...
View ArticleMadaxweyne ku X/Kenya Ruto “Qaxootiga Somaliyeed waa in ay dalkooda kulaabtaan.
Madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto ayaa qaxootiga iyo qurba-joogta Soomaaliyeed ee ku nool dalkiisa ugu baaqay in dalkooda hooyo ay dib ugu laabtaan si ay ugu qeyb qaataan dib udhiska iyo...
View ArticleXaflad lagu soo dhoweynayo Wafdiga Dr.Faroole oo Nairobi lagu...
Magaalada Nairobi ee xarunta Kenya ayaa galabta lagu qabtay xaflad lagu soo dhoweynayo madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamed Farole iyo wafdi uu hogaaminayey. Masuuliyiin ka tirsan dalka...
View ArticleDhaqaalihii ku Baxay Shirweynihii lagu Dhisay Maamulka Jubbaland oo la soo...
HAY’ADDII TAABAGALINEYSAY SHIRKII LAGU SOO DHISAY MAAMULKA JUBBALAND OO KA HADASHAY DHAQAALIHII KU BAXAY SHIRKII LAGU SOO MAAMULKA JUBBALAND.
View ArticleSiera Leone troops arrive in Mogadishu to deploy in Kismayo.
The African Union Mission in Somalia today welcomed some members of the Republic of Sierra Leone Armed Forces (RSLAF) to the Mission Headquarters in Mogadishu. AMISOM Force Commander, Lt. Gen. Andrew...
View ArticleDiyaargarow xoog leh oo lagu soo dhoweynayo Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo...
Diyaargarow xoog leh oo lagu soo dhoweynayo siyaasiga Prof Axed Ismaaciil Samatar ayaa waxaa ay ka socotaa magaalada Hargeysa oo uu maanta tegayo. Soo dhoweynta Prof Samatar ayaa waxaa guddi heer qaran...
View ArticleDiyaarad ah Nooca loo yaqaan Dronka oo Duleedka Magaalada Bosaaso kusoo Dhacday.
Wararka ka imaanaya Magaalada Bosaaso ayaa sheegaya in diyaarad nooca aan cidina wadin ee loo yaqaan Drone ay ku dhacday tuulada Qaw oo Bossaso u jirta 15 KM ,Kagana dhinaca Galbeedka. Ciidamada...
View ArticleFadeexad: Madaxwaynaha D. F. Somalia oo shirkii Yokohama u kaxaystay 8 nin oo...
Wararka hoose oo naga soo gaaraya magaalada Yokohama ee wadanka Jaban ayaa sheegaya in madaxwaynaha dawlada Federaalka Soomaaliya uu maalmihii lasoo dhaafay shirar dhowr ah uu la lahaa dowladda iyo...
View ArticleBeenin Warsaxaafadeed lagu soo Saarey Magaca PDF-Denmark 01-june-2013...
Ref.nr.0023 Warsaxaafadeed;- Beenin Warsaxaafadeed lagu soo saarey Magaca PDF-Demark 01 juun, 2013 Aarhus-Denmark Ururka Qurba Joogta Puntland ee Demark waxay iyagoo ka xun ka raaligalinayaan Bulshada...
View ArticleDabaaldega Maalinta Beelaha Harti ee Dalka Cumaan(Video)
Somalidu sida la caddeeyey waxa ay waddanka Cummaan soo galeen bartamhihii qarnigii 18aad. Waxaad arki karaysaa oday 70 jir ah oo awoowihiis isagoo 20 jir waddanka soo galay,Waxayna ka mid yihiin...
View ArticleBeelaha Axmed Harti(Moorcase) oo Kulan Hordhac ah ku Yeeshay dalka Imaaraatka...
Waxa Xalay lagu qabtay Qasriga Shiikhul Qabiilaha Beelaha Axmed Harti(Mooracse) Mudane Cabdi Fanaan Cali ee ku yaal Magaalada Ra’asul Kheymah ee Dalka Imaaraatka Carabta Kulan Hor dhac ah oo Looga...
View Article