Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ku Jaahwareeray Maamulka Jubbaland ee Dhowaantan Loo Sameeyey Gobolada Jubooyinka iyo Gedo,isagoona Safaradiisa diba Xooga ku saarey sidii uu Wadamada Caalamka uga dhaadhicin lahaa inay Qaadacaan Natiijadii Dhowaantan Kasoo Baxday Doorashadii ka dhacday Magaalada Kismaayo.
↧