Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Tacsi Tiiraanyo Leh:Marxuum Xaaji Maxamed Huruuse.

$
0
0

tacsiWaxaa Maanta oo ay Taariikhdu ahayd 31-05-2013 Magaalada Salalah ee Dalka Cumaan Ku Geeriyooday Alla How Naxariistee Marxuum Xaaji Maxamed Huruuse oo ahaa Ganacsade  si weyn looga yaqaanay Deegaanada Puntland Gaar Ahaan Gobolka Bari-Magaalada Bosaaso.

Sida ay noo xaqiijiyeen Ehelada Marxuumka Geeriyooday Wax Xanuun ah ma qabin ,Balse si Kedis ah ayaa loogu soo Booday oo waqtigiisa ayaa dhamaaday ayay Tiri Mid ka mid ah Ehelada Marxuum Xaaji Maxamed Huruuse oo aanu Xiriir La Sameynay.

Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Caalamiga ah ee Raadreeb.com Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh udirayaan Qoyrskii ,Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka Geeriyooday Alla How Naxariistee Marxuum Xaaji Maxamed Huuse,waxaan Alle uga Baryeynaa in uu Janadii Fardowsa Geeyo Aamii Aamiin Aamiin.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles