Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Beenin Warsaxaafadeed lagu soo Saarey Magaca PDF-Denmark 01-june-2013 Aarhus-Denmark.

$
0
0

been-abuurRef.nr.0023
Warsaxaafadeed;- Beenin Warsaxaafadeed lagu soo saarey Magaca PDF-Demark
01 juun, 2013 Aarhus-Denmark
Ururka Qurba Joogta Puntland ee Demark waxay iyagoo ka xun ka raaligalinayaan Bulshada iyo
Dowlada Puntland warsaxaafadeed lagu been abuurtey Magaca Ururka oo uu soo qorey Shaqsi
gaara oo ka been abuurtey Magaca Ururka Iyo Jaaliyada Puntland ee Denmark.
Waxaan halkaan ku cadeyneynaa in Warsaxaafadeedkaas uusan ururku wax shoqo ah ku lahayn.
Warsaxaafadeedka been abuurka ah waxaa lagu daabacay qaar ka mid ah saxaafada waxaana lagu
dhaleeceeyey Wasiirka Warfaafinta Puntland hadalkii uu ka yiri mowqifka Dowlada Puntland ee ku
aadan Madaxweynihii hore ee Puntland Mudane Cade Muuse.
Pdf-Denmark Mowqifkeedu waa mid marwalba ka turjumaya rabitaanka Xubnaha Jaaliyada ,
Waxaana marwalba Tixgalinaa Mowqifka Dowlada iyo shacabka Puntland.
Ugu dambeyn Jaaliyady go”aan cad ayay ka qaadaneysaa Shaqsiga ka dambeeyey Warka been
abuurka ah.
—Dhamaad–
Cabdisalaan Cali Askar
Gudoomiyaha PDf-Denmark.

Aarhus-Denmark.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles