Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxdii dili Lahayd Mustafe Deeradille oo Magacyadooda La Ogaaday(Xog Rasmi Ah).

Xalay Abaare markay Saacadu  ku Beegnayd 9:00 Fiidnimo ee xiliga Geeska Afrika Waxaa Degmada Waaciye ee Gobolka karkaar ka dhacay Fal Aad u Fool xun oo ay soo Abaabuleen Kooxda isku Fikir ah oo u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Malahan Bogagga Facebook Iyo Twitter Waa...

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxa uu si rasmi ah u ogeysiinaya Dadweynaha Soomaaliyeed guud ahaan,si gaar ahna bahda Warbaahinta in aanay Baarlamaanka Soomaaliya iticmaalin bogagga laga sameeyey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka Al Shabaab Oo Galabta Laba Nin Ku Toogtay Fagaaraha Degmada Baraawe.

Ururka Al Shabaab, ayaa wuxuu galabta xukun qisaas ah uu ka fuliyay Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kadib markii ay ku eedeeyeen basaasnimo. Labada nin ee la qisaasay, ayaa wuxuu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afar Nin Oo Soomaali Ah Oo Looga Shakiyay Shabaabnimo Oo Lagu Xiray Magaalada...

Ugu yaraan 4 nin oo Soomaali ah, ayaa waxaa lagu xiray Xarunta Uganda ee Magaalada Kampala, xilli lala xiriiriyay inay ka tirsan yihiin Ururka Al Shabaab. 4-ta nin ee la xiray, ayaa waxaa mid ka mid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Jubbaland oo la Eedeyey,Tallooyina Loo Jeediyey.

Cabasho maamul xumi, Amni darro iyo Qaddarin la’aan ay beesha Harti ka tirsaneyso hogaanka dowlad-goboleedka Jubbaland . KU: M/weynaha dowlad-gobaleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland OG: Odayaasha dhaqanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muwaadin Maraykan ah oo qirtay in uu taageero siiyey Al-shabaab.

Nin u dhashay dalka Maraykanka, asalkiisuna yahay Hindi ayaa qirtay inuu agab iyo dhaqaaleba ku taageeray malleeshiyada Al-shaab iyo jabhadda Al-Nusra ee ka dagaallanta dalka Syria. Gufran Axmed Kauser...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kenya Oo Dadkeeda uga Digtay Inay Ku Socdaalaan Garoonka Diyaaradaha Ee...

Kenya, ayaa waxay xilligaan walaac xoogan ka muujineysaa in muwaadiniinteeda, ay ku socdaalaan Garoonka diyaaradaha ee Heathrow ee Magaalada London, weeraro ka dhan ah Garoonka oo laga cabsi qabo....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al Shabaab Oo Xirtay Xafiisyadii Xawaalada Dahabshiil Ee Gobolka Jubbada Dhexe.

Ururka Al Shabaab, ayaa waxa uu albaabada isugu laabay xafiisyada Xawaalada Dahabshiil, ay ku lee dahay Degmooyinka Gobolka Jubbada Dhexe, oo ay ka wada arrimiso Al Shabaab. Xafiisyada la xiray, ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka Dowlada Ciraaq oo Kulmay.

Baarlamaanka Ciraaq ayaa kulmay ,waqti yar kadibna xiray kulankoodii ugu danbeeyay ee la isku dayayay in la xaliyo siyaasada dalka Ciraaq. Xildhibaanada ayaa sheegay inaan xal laga gaarin in la doorto...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Turkiga Oo Inta Ramadaanka Ka Dhiman Hakad Gelisay Mashaariicda Ay...

Wararka ka imaanaaya Magaalada Muqdisho, ayaa waxay sheegayaan in Dowladda Turkiga ay hakad gelisay dhammaan mashaariicdii iyo adeegyadii kalaba, ee ay ka waday Magaalada Muqdisho. Arrintaan waxay ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Barnaamijka ku Saabsan Horumarinta Ganacsiga Puntland(Video).

Halkan Hoose ka Daawo Barnaamij ku Saabsan Horumarinta Ganacsiga Puntland.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Dekedaha Puntland C/laahi Jaamac Saalax oo u dhoofay Dalka...

Wasiirka Wasaarada Dekedaha,Gaadiidka Badda iyo La Dagaalanka Burcadbadeeda Puntland Dr.C/laahi Jaamac Saalax ayaa maanta u Ambabaxay Dalka Imaaraatka Carabta, ka dib markii uu Martiqaad ka helay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirak Dastuurka: “Dib-u-eegis lagu sameeyo Dastuurku waa calaamad...

Kulan wada tashi ah oo ay soo wada qaban qaabiyeen Wasaaradda Caddaladda iyo Arrimaha Dastuurka iyo xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa looga hadlay dib-u-eegida Dastuurka KMG ah ee Dalka, waxaana...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Daacish ee La Dagaalanta dalka Ciraaq oo Burburisey Qabrigii Nebi...

Kooxda Daacish(ISIS) ee ka dagaalanta dalka Ciraaq  ayaa dhulka dhigtay qabrigii Nebi Yoonis (CS), oo ku yiil magaalada Mosel ee dalka Ciraaq, arintan ayaa ka danbeysay kadib markii Khaliifaha Daacish...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xulka Jarmalka oo ku Guuleystay Koobka Aduunka.

Xulka Jarmalka ayaa noqday xulkii ugu horeysay ee Yurub ka dhisan ee Koob Adduun ku qaada qaraada Latin Amerika ka dib markii ay 1-0 waqtigii dheeriga ahaa kaga badiyeen xulka Argentina iyadoo Mario...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somaliland oo cafis u fidisay guddoomiyaha wargeyska Haatuf.

Guddoomiyaha wargeyska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe oo horey maxkamadda Hargeysa ugu xukuntay saddex sano oo  xarig ah ayaa shalay lasii daayay, kadib markii madaxda maamulka Somaliland ay sheegeen inay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwayne Gaas oo la kulmay Xiriiriyaha Barnaamijka ladagalanka Dambiyada Ka...

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Xiriiriyha Barnaamijka ladagalanka Dambiyada Ka  dhaca Badaha Geeska Afrika...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warqad furan oo ku socota wasiirka waxbarashada Puntland Mudane Cali Xaaji...

Mudane wasiir waxaan marka hore kugu salaamayaa salaanta islaamka salaama caleykum waraxmatulaahi wabarakaatu, salaan kadib waxaan si weyn usoo dhaweeynayaa shaqada aad u haysid ummada reer Puntland oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barakacayaasha Garoowe ku nool oo La Gaarsiiyey Layrar Qorax ku...

Barakacayaal kasoo talaabay Gobolada Koonfurta Somaliya kuna nool duleedka bari ee magaalada Garowe ayaa la gaarsiiyey Qalab Ilayska ama Layrarka Qoraxda ku shaqeeya ee Sollar-ka kaas oo ka anfici...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sirdoonka Kenya Oo Sheegay Weerarada Ka Dhacaaya Kenya Inay Horkacayaan Idris...

Sirdoonka dalka Kenya, ayaa waxa uu baahiyay magacyada laba nin oo u dhalatay dalka Kenya, kuwaa oo la rumeysan yahay inay hormuud ka yihiin weerarada ka dhacaaya Gobolka Xeebta leh ee Kenya. Sirdoonka...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live