Midowga Afrika oo ergay cusub u soo magacaabay Soomaaliya.
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Dr Nkosazana Dlamini Zuma ayaa shalay u magacaabay Dr. Maman S. Sidikou inuu noqdo ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya iyo madaxa howlgalka...
View ArticleUrurka Nabada iyo Cadaalada oo Cambaareeyay weerarkii Madaxtooyada .
Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda,Midnimadda Iyo Cadaaladda Codka inta damiirka nool, dareenka wadaniyadeed iyo qiiradda dhabta Ah (Somalinimada leh)ku hadleeynaa waaanu si weyn u...
View ArticleDowladda oo soo bandhigtay ninkii ay habeen hore ku qabatay weerarkii...
Sideedii bishaan oo ku beegan habeen hore waxay ahayd markii koox abaabulan oo Al-shabaab ka tirsan uuna hogaaminayay Horjooge Xasan ay isku dayeen inay gudaha Madaxtooyadda Soomaaliya ka fuliyaan...
View ArticleGolaha Wasiiradda oo isku raacay in Wasaaradda Arrimaha Dibadu go’aan ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta shir guddoomiyey kulankii caadiga ah ee Golaha Wasiirada, waxaana looga hadlay arrimo dhowr ah oo...
View ArticleDowladda Puntland oo Gudi Heer Wasiiro ah u saartay Xuska Sanad Guurada...
Maanta oo ay taariikhdu tahay 10 bisha july 2014 waxaa xarunta madaxtooyada puntlnad ku shiray golaha wasiirada dawladda puntland shirkaas oo khamiis’le ah iyadoo dood dheer iyo falanqeyn laga...
View ArticleCiidamada Daraawiishta Puntland ee Xerada 54-Aad oo Hor-istaag ku Sameeyey...
Ciidamada Daraawiishta Puntland ee ku sugan Xerada 54-Aad ,haatanse loogu Magac daray Xerada Ciidamada Daraawiishta ee Marxuum Maxamed Dirir ayaa ishortaad ku Sameeyey Booqasho uu ku imaan lahaa...
View ArticleTartankii Quraan Aqriska ee Ardeyda Magaalada Boosaaso oo Maanta lasoo...
Tartankii Quraan Aqriska ee Ardeyda Magaalada Boosaaso ayaa Maanta lasoo gabagabeeyay. Xaflad heersare ah oo maanta ka dhacday Masjidka Wayn ee Al- Rowda , magaalada Boosaaso ayaa waxaa abaalmarinno...
View ArticleIlko-xanaf: Horay ayuu u jiray xeerka Guddiga Adeegga Garsoorka.
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, Caydiid Cabdullaahi Ilko-xanaf ayaa ka soo horjeestay ansixintii baarlamaanka ee magacaabista Guddiga Adeegga Garsoorka, isagoo sheegay inuu horay u...
View ArticleCali Khaliif Galayr oo la hadlay Ciidan ka goostay Puntland(Video).
Xildhibaan Cali khaliif Galayr ayaa qudbad uu ugu jeediyey Tuulada Saax dheer ee Gobolka Sool tiro ciidamo ah oo sida la sheegey kasoo goosta maamulka Puntland kuna biiray Khaatumo ayaa hambalyo iyo...
View ArticleDooni Ganacsato Reer Puntland Ah u rarnayd oo Degtay iyo Wasiirka Dekedaha...
Dooni Ganacsato Reer Puntland ah u rarnayd ayaa Degtay iyadoona uu ka hadlay Wasiirka Dekedaha,Gaadiidka Badda iyo La Dagaalanka Burcad Badeeda Puntland. Doontaan oo ka soo shiraacatay dalka Isutagga...
View ArticleMadaxweynaha Maraykanka oo sheegay in uu Dhexdhexaadinayo Israel iyo Falastiin.
Madaxweyne Barack Obama ayaa u sheegey Raiisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu in Mareykanka uu diyaar u yahay inuu dhexdhexaadiyo isla markaana la soo afjaro dagaalka kala dhexeeya...
View ArticleXoogag Hubeysan Oo Weeraray Xarun Ciidanka Nabad Suggida Ku Lee Yihiin Jidka...
Xoogaga hubeysan oo ka tirsan Ururka Al Shabaab, ayaa waxay xalay weerar ku qaadeen Xarunta Ciidanka Nabad Suggida ku lee yihiin agagaaraha Warshadaha Biyaha Caafi ee Jidka Warshadaha. Xoogagaan oo ku...
View ArticleWarbaahinta SNTV oo Warbixin ka diyaarisey qaabkii uu u dhacay Weerarkii...
Warbaahinta Soomaaliyeed ee SNTV ayaa warbixin dheer ka diyaarisay dhagar qabahii fududeeyey weerarkii Madaxtooyadda Soomaaliya lagu qaaday. Halkan Hoose ka Daawo Warbixintii Laga Diyaariyey...
View ArticleCumar Cabdirashiid oo Loo Magacaabay Safiirka Soomaaliya ee dalka Maraykanka.
Dowlada Soomaaliya ayaa Safiir u Magacowday Ra”iisulwasaarihii Hore ee Soomaaliya Mudane.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Safiirka Soomaaliya u fadhin doona dalka Maraykanka ayaa Loo Magacaabay...
View ArticleDhimashada Duqeymaha Isra’iil ee Qaza oo Gaartay 100-Ruux iyo Lubnaan oo...
Tirada Falastiiniyiinta ee ku dhimatay weerarada diyaaradaha Israel ay ku qaadayaan Qaza afartii beri ee u dambaysay ayaa gaartay ilaa 100 ruux oo dhimasho ah . Afhayeen u hadlay wasaaradda caafimaadka...
View ArticleWar Deg deg Ah:-Xoghayihii Dowlada Hoose ee Degmada Waaciye Mustafe...
Xoghayaha Dowlada Hoose ee Degmada Waaciye ee Gobolka Karkaar Mudane. Mustafe Axmed Ismaaciil Deeradile ayaa xalay ka badbaaday iskuday dil oo lagu Khaarijin Lahaa. Iskudaygan dil oo ahaa mid...
View ArticleBaasaboorka Diblomaasiga Oo Laga Qaadaayo Dadka Aan Ka Tirsanayn Dowladda...
Xukuumada Somaliya, ayaa waxay wadaa qorshe ay dib gacanta Dowladdu u soo gelineyso dadka heysta Baasaboorka Diblomaasiga, isla-markaana aan ka tirsanayn Dowladda Federalka ee Soomaaliya. Wasiirka...
View ArticleWafdi uu Hogaaminayo Wasiirku Xigeenka Maaliyada Puntland Axmed Yaasiin...
Garoonka Diyaaradaha Garoowe waxaa maanta ka soo degay wafdi uu hogaaminayey wasiirku xigeenka wasaarada Maaliyada Puntland Axmed Yaasiin Saalax oo dhawaanahan Safaro shaqo dibada ku maqnaa, wafdigan...
View ArticleTartankii Quraan Akhris ahaa ee ka Socday Degmooyinka Gobolka Mudug oo Lasoo...
Gaalkacyo: waxaa maanta masaajidka abii hurayra ee magaalada Gaalkacyo lagu qaybtay munaasamad balaaran, munaasamadaas oo lagu soo gabagabeeyey tartanka qur’aanka kariimka kaas oo socday intii lagu...
View ArticleTop News :-Foreign Secretary Calls for Ceasefire in Gaza.
William Hague stresses the need for an immediate de-escalation and restoration of the November 2012 ceasefire. Foreign Secretary William Hague spoke separately to Palestinian President Mahmoud Abbas...
View Article