Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Tartankii Quraan Akhris ahaa ee ka Socday Degmooyinka Gobolka Mudug oo Lasoo Gabagabeeyay(Sawiro).

$
0
0

Gaalkacyo: waxaa maanta masaajidka abii hurayra ee magaalada Gaalkacyo
lagu qaybtay munaasamad balaaran, munaasamadaas oo lagu soo
gabagabeeyey tartanka qur’aanka kariimka kaas oo socday intii lagu
guda jira bisha barkaysan ee soonka waxaana ku tartamayey 13 dugsi oo
ku yaala magaalada Galkacyo iyo dagmooyin katirsan Gobolka mudug sida
dagmada Galdagob  , cagaaran iyo magaladabacaadweyn, waxaana
munaasamadaas ka soo qayb galay culumo udiin, waalidiin, masuuliyiin
ka tirsan maamulka puntland, waalidiinta iyo qaybaha kala duwan ee
bulshada.
Sheikh adan maxamed cigaal  oo katirsan culimada waaweyn ee gobolka
mudug  ayaa ugu horayntii halkaas kazoo jeediyay khudbad dheer oo uu
oga hadlay quraanka iyo fadligiisa dadkana ku dhiiri galiyay in ay
kitaabka alle kor uqaadan ilmahoodana ku tarbiyen .
Waxaa sidoo kale goobta kahadlay gudoomiyaha Mu,asasada Al-minhaaj
faraca qaybta mudug isoo u mahad celiyay dhamaan ardayda kaqayb
qaadatay tartanka quraanka kariimka iyo dhamaan maamulayaasha
madaarista  .
Sidoo kale   waxa uu gudoomiyu u mahad celiyay shirkada xooga koranta
ee nepco shirkadaas oo maal galisay tartanka quraanka kariimka ee
sanadkaan.
Qaybaha quraanka lagu tartamayay waxay kala ahaayeen  30jus,
20jus,15jus,10jus,5jus.
Ardaydii ku guulaystay tartanka quraanka kariimkaa ee mudug ayaa
waxaa lagu abaal mariray  dhaqaale fara badan oo aysiisay shirkada
xooga koranta ee nepco iyadoo ardaygii usareeyay siisay lacag dhan
$700 iyo qalab kale .
Xafladaan oo ahayd mid aad u agaasiman ayaa waxay ku soo dhamaatay
jawi aad uwanaagsan .

DSC02284 DSC02285 DSC02286 DSC02287 DSC02288 DSC02289 DSC02290 DSC02291 DSC02292 DSC02293 DSC02294 DSC02295 DSC02296 DSC02297 DSC02298 DSC02299 DSC02300 DSC02301 DSC02302 DSC02303 DSC02304 DSC02305 DSC02306 DSC02307 DSC02308 DSC02309 DSC02310 DSC02311 DSC02312 DSC02313 DSC02314 DSC02315 DSC02316 DSC02317 DSC02318 DSC02319 DSC02320 DSC02321 DSC02322 DSC02323 DSC02324 DSC02325 DSC02326 DSC02327 DSC02328 DSC02329 DSC02330 DSC02331 DSC02332 DSC02333 DSC02334 DSC02335 DSC02336 DSC02337 DSC02338 DSC02339 DSC02340 DSC02341 DSC02342 DSC02343 DSC02344 DSC02345 DSC02346 DSC02347 DSC02348 DSC02349 DSC02350 DSC02351 DSC02352 DSC02353 DSC02354 DSC02355 DSC02356 DSC02357

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles