Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Dhimashada Duqeymaha Isra’iil ee Qaza oo Gaartay 100-Ruux iyo Lubnaan oo Gantaal kusoo ridey Israel.

$
0
0

Tirada Falastiiniyiinta ee ku dhimatay weerarada diyaaradaha Israel ay ku qaadayaan Qaza afartii beri ee u dambaysay ayaa gaartay ilaa 100 ruux oo dhimasho ah .

Afhayeen u hadlay wasaaradda caafimaadka Falastiin  oo Qaza jooga ayaa sheegay in dadka u dambeeyay ee waxyeeladu gaareen ay yihiin labo nin oo la dilay iyaga oo ku safrayay agagaarka degaanka Bureij.

sidoo kale Gantaal laga soo riday Qaza ayaa ku dhacay kaalin shidaal oo ku taallo magaalada Ashdhodh ee koonfurta Isra’iil.

Gantaallada Qaza:-

Saraakiisha caafimaadku waxay sheegeen in saddex qof ay dhaawacmeen mid koodna ay xaaladiisu xuntahay.

Weerarkaasi wuxuu u muuqdaa in uu yahay weerarkii ugu waynaa ee lagu qaado Israa’iil dagaalka socda afarta maalmood.

Gantaalo ayaa sidoo kale lagu riday waqooyioga Israa’iil, waxaana laga soo riday dhanka lubnaan, waana markii u horaysay tan iyo in tii uu billawday isku dhacan cusub.

Millitariga Lubnaan waxaa ay sheegeen in ay isku dayayaan in ay ogaadaan cidda weerarkaasi ka dambaysay.

140711113605_gaza2

 

Source:-BBC.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles