Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Cali Khaliif Galayr oo la hadlay Ciidan ka goostay Puntland(Video).

$
0
0

mqdefaultXildhibaan Cali khaliif Galayr ayaa qudbad uu ugu jeediyey Tuulada Saax dheer ee Gobolka Sool tiro ciidamo ah oo sida la sheegey kasoo goosta maamulka Puntland kuna biiray Khaatumo ayaa hambalyo iyo bogaadin ugu jeediyey.

Wuxuu u sheegey ciidanka uu la hadlayay Cali Khaliif “Ciidanka maamulka uu madaxda u yahay Siilaanyo waxa lagu bartay inay ku weeraraan wixii ay haystaan-ba meel, sida laga bartay Kalshaale, Hol hol iyo Taleex,” ayuu yiri Cali Khaliif Galayr.

Wuxuu ku bogaadiyey inay qeyb qaadan  doonaan xoreynta Gobolka Sool  iyo dagaalo uu sheegey Khaatumo inay la galayso  Somaliland.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles