Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Baarlamaanka Dowlada Ciraaq oo Kulmay.

$
0
0

Baarlamaanka Ciraaq ayaa kulmay ,waqti yar kadibna xiray kulankoodii ugu danbeeyay ee la isku dayayay in la xaliyo siyaasada dalka Ciraaq.

Xildhibaanada ayaa sheegay inaan xal laga gaarin in la doorto afhayeen Baarlamaan oo cusub, oo ah talaabada koowaad ee dowlad cusub.

Sabtidii lasoo dhaafay xildhibaanada Sunniyiinta ayaa ku heshiiay inay gudbiyaan Salim Al- Juburi, inuu yahay qofka ay usoo xuleen  inuu noqdo Afhayeen Baarlamaanka Dowlada Ciraaq.

Dhibaato Siyaasadeed ayaa jirta, iyadoo ay mintidiinta  ay sii wadaan weerarkooda ay ku qabsadeen meelo badan waddanka ka mid ah.

Kulan Baarlamaan Ciraaq ayaa  horaantii bishan ku dhamaaday Buuq iyo Jaahwareer, iyadoona  ay ka baxeen kulanka xildhibaanada Sunniyiinta iyo kuwa Kurdiyiinta.

140713102530_iraq_parliament_304x171_ap_nocredit

 

Source:-BBC.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles