Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afhayeen cusub oo loo magacaabay Gobolka Banaadir, kadib markii uu is casilay...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Afhayeen cusub u magacaabay Gobolka Banaadir, kadib markii uu is casilay Afhayeenkii hore C/baasid Maxamed...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Cabdiwali: “Soomaaliya waxay ka sii baxaysaa xiligii...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa ku tilmamay dagaalada ka dhacay degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo kuwa nasiib daro ah, isla markaan xukuumaddu ay si...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halkan ka Akhriso bayaanka ka soo baxay Xildhibaanada Baarlamaanka ee loogu...

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo gaaraya in ka badan boqol xubnood oo maanta ku shiray magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu is casilo....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

William Ruto”Ciidankeenna kalama soo baxayno Soomaaliya”

Ciidankeenna kalama soo baxayno Soomaaliya, madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya, William Ruto ayaa yiri. Isagoo ka hadlayay shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa Nairobi, William Ruto ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Mareykanka Obama iyo Madaxweynaha Jabuuti Geelle oo ku kulmay...

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa ku qaabilay aqalka Cad ee Washington Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, iyadoo kulankan uu ahaa mid horay loo sii qorsheeyay. Labada Madaxweyne...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nigeria:-Kooxda Boko Haram oo Sheegatay Gabdho La Afduubtay.

Kooxda Boko Haram ee ka dagaalanta dalka Nigeria ayaa sheegatay afduubka boqolaal gabdhood wax ku baranayay waqooyiga Nigeria, kuwaasoo bishii hore la qafaashay. Hogaamiyaha Boko Haram Abubakar Shekau...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan C/samad “Hadii uu Madaxweynaha aqbali waayo dalabkeena go’aan...

Xildhibaan C/samad Macalin Maxamuud oo ka mid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka ee u diray Madaxweynaha baaqa ah inuu is casilo ayaa sheegay in hadii uu aqbali waayo ay qaadan doonaan go’aan rasmi ah....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo la filayo inuu deg deg Muqdisho ugu soo laabto,...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa in saacadaha soo socda uu si deg deg ah dib ugu soo laabto magaalada Muqdisho, isagoo soo gaba gabeynaya booqasho uu ku joogo dalka isu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xisbiga Mucaaradka Kenya oo Soo Jeediyey in Ciidanka Kenya ee Somalia ku...

Xisbiyada mucaaradka ee Dalka Kenya ayaa bilaabay inay dowladda Uhuru Kenyaati usoo jeediyaan baaqyo ku aadan in ciidanka Kenya laga soo saaro Somalia maadama ay Dowlada Federaalka Muqdisho ugu yeertay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Cabdiwali: “waa wax aad looga xanuunsado in hooyada...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa maanta ka qayb galay xafalad lagu daah furayey Barnaamijka Caafimaadka Asaasiga ah oo ay soo qaban qaabisay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoonka Baarlamaanka oo go’aamiyay in ilaalo gaar ah loo sameynayo...

Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay in ilaalo gaar ah loo sameynayo Xildhibaan walba oo ka tirsan Baarlamaanka, iyadoo gunada ay qaadanayaan Ilaalada Xildhibaanada lagu daray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi Ka Socday Qaramada Midoobay oo Kismaayo Soo Gaarey(Sawiro).

Wafdi ay hoggaaminayso Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan taageeridda dhismaha nabadda Judy-Cheng Hopkins ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta mamulka Jubba. Wafdiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Talooyin ku Socda Baarlamaanka dalbay iscasilaadda Madaxweyne Xasan Sheekh.

Waxaa Shalay kulan isugu yimid Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya,Kuwaas oo dalbanayey in uu xilka iska casilo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh.Waxa ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharax Al-Sisi”Masii jiri Doonaan Ikhwaanul Muslimiinka Masar”

Taliyihii hore ee mulateriga Masar ee la filayo in uu ku guulaysto doorashada laga qaban doono dalkaas ayaa sheegay in ururka Ikhwaanul Muslimiinka uusan sii jiri doonin haddii isaga loo doorto...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cali Khaliif oo ugu baaqay dadweynaha Buuhoodle ilaalinta nabadda iyo midnimada.

Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr oo ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay dadweynaha Buuhoodle ee gobolka Togdheer inay ilaaliyaan nabadda iyo midnimada. Cali...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirada Waxbarashada Iyo Amaanka Dawladda Puntland oo La Kulmay Wasiiro Ka...

Wasiirka wasaarada waxbarashada ee Puntland Mudane. Cali Xaaji Wars ame ayaa kulan muhiim ah kulan kula qaatay Magaalada Sanca ee caasimadda dalka Yeman Wasiirka waxbarashada ee dawladda Yemen Dr....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Gaas oo La Kulmay Wasiirka...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa magaalada Sanca ee caasimadda dalka Yemen waxa uu shalay kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda Dawladda Yemen Dr. Abu-Bakar Abdullahi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxda Dawladda Yemen oo Kulan Qado Sharaf Ah u Samaysay Madaxweynaha...

Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga ee  Dawladda Yemen ayaa shalay kulan qado sharaf ah loogu sameeyey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo wafidiga uu hogaaminayey. Kulankaas...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo goor dhowayd ka soo degay garoonka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmahii ugu dambeeyey booqasho ku joogay dalalka Itoobiya iyo Imaaradka Carabta ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Siilaanyo “Ma jirto xiriir inoo dhaxeeya iyo waraaq aan is...

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo ahaa in labada maamul ee Puntland iyo Somalilanduu...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live