Warbixin+Sawiro Soo Dhoweyntii Madaxweynaha Puntland ee Dalka Yemen.
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka degey magaalada Sanca ee casimadda dalka Yemen, waxaana garoonka diyaaradaha ee Magaalada Saca kusoo...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiwali oo ka tacsiyeeyey shacabkii ku dhintay qaraxii...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka tacsiyeeyey qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo galaaftay shacab Soomaaliyeed ee an waxba...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiweli: “Xorriyadda Saxaafaddu waxay asaas u tahay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta bah-weynta saxaafadda Soomaaliyeed uga hambalyey Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka....
View ArticleAkhriso Khudbadii Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed u jeediyay Baarlamaanka ee...
Mudane Guddoomiye, Gudoomiye ku xigeennada Golaha Baarlamaanka, Xildhibaannada sharafta leh, Mudaneyaal iyo Marwooyin, Waxaan idinku salaamaya salaanta Islaamka, Assalaamu Caleykum Waraxmatulaah...
View ArticleBosaaso:-Xubno la sheegay in ay ka tirsanyihiin Al-Shabaab oo maanta Xukun...
Waxaa maanta maxkamadda darajada koowaad ee Gobolada Bari, Sanaag, Hayland, Gardafuu iyo Karkaar la horkeenay rag lagu eedeeyay inay katirsanaayeen Dagaalyahanada Xarakada Al-Shabaab ee ka dagaalama...
View ArticleMaalinta Xorriyada Saxafadda Aduunka Oo Garowe Laga Xusay(Sawiro).
Munaasabad lagu maamuusayo maalinta xorriyadda saxafiyiinta Aduunka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Garoowe, waxaana munaasabaddaas soo qaban qaabisay hay’adda Releif International. Madaxweeyne ku...
View ArticleTarsan oo ugu baaqay Booliska inay faah faahin ka keenaan qaabkii uu dhacay...
Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa ugu baaqay Booliska inay faah faahin dhab ah ka keenaan sidii ay wax u dhaceen, kadib markii shalay gaari uu saarnaa Xoghayihii...
View ArticleAl-Shabaab oo u hanjabay Gudoomiyeyaashii degmooyinka Gobolka Banaadir ee...
Al-Shabaab ayaa ku hanjabtay inay beegsanayaan Gudoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir ee xilalka laga qaaday, kuwaasoo ay ku eedeeyeen inay dhib badan u geysteen shacabka. Wakiilka Al-Shabaab u...
View ArticleCabdi Qeybdiid oo magacaabay guddi qiimeeya abaarta ka jirta Galmudug.
Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa maanta magacaabay guddi qiimeyn ku sameeya abaaraha laga soo sheegayo deegaanno hoos taga maamulka. Guddiga ayaa ka kooban 17 xubnood...
View ArticleWafdi uu Hogaaminayo Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr oo Buuhoodle Gaarey(Video).
Wafdi uu Hogaaminayo Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr ayaa Gaarey Degmada Buuhoodle ee Xarunta Ceyn. Wafdi Xildhibaan Galeyr ayaa kasoo Kicitimey Degmada Taleex ee Maamulka Khaatumo State Of Somalia.
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Abdiweli Gaas Iyo Ra’iisal Wasaaraha...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa maanta kulan rasmi ah kula qaatay Ra’iisal Wasaraha Dawladda Yemen Mohamed Basindawa magaalada Sanca ee caasimada dalka Yemen....
View ArticleOgeysiis Muhiim Ah :-Caleema Saarka Boqorka Beelaha Daarood oo dib loo Dhigey.
Gudiga qaban qaabada xaflada caanashubka boqorka beelaha Daarood Boqor Axmed Boqor C/laahi Boqor Muuse oo u xoghaya ka yahay nabadoon Cismaan Nuur Cismaan ayaa warbaahinta soo gaarsiisay in dib udhac...
View ArticleDaawo Barnaamij ku Saabsan dilkii Alla How Naxariistee Ardayad Nafiso Salaad...
Halkan Hoose ka Daawo Barnaamij ku Saabsan Dilkii Alla how Naxariistee Marxuumad Nafiso Salaad Cusmaan oo dhowaantan Kooxo Al-Shabaab ka Tirsan ay ku dileen Magaalada Muqdisho.
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo La Kulmay dhigiisa dalka Yemen(Sawiro).
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa maanta kulan rasmi ah kula qaatayMadaxweynaha Dawlada Yemen Mudane. Abd Rabbuh Mansur Hadi. Kulanka labada madaxweyne oo ka dhacay...
View ArticleShirweynihii 4-Aad Jaaliyada Puntland ee dalka Jarmalka oo Looga Hadlay...
Waxaa maalinimadii shalay (03.05.2014) magaalada Frankfurt ka dhacay shirwaynihii 4 aad ee Jaaliyada Qurba-joogta Puntland ee dalka Jarmalka ee loo yaqaano PDF Germany, shirkan ayaa waxaa ugu...
View ArticleRa”iisulwasaare Cabdiwali oo Caawa Ka Qayb Galay Kulan Lagu Soo Bandhigayey...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga Cabdikarin Xusein Guuleed, Wasiiru dowlaha Amniga Da’ud Cabdikarin Sh. Cumar...
View ArticleGudoomiyihii hore ee Gobolka Nugaal”Wasiirka Caafimaadka Puntland Waa in uu...
Gudoomiyihii hore ee Gobalka Nugal Cabdi Xirsi Cali ”Qarjab” oo maanta isaga iyo Siyaasi Daahir Ciiro Shir jaraa’id ay ku qabteen magalada Garowe ayaa waxay kasoo jawaabeen hadal shalay kasoo yeeray...
View ArticleBanaanbax ballaaran oo looga Soo Horjeedo Xaglatoosiye Ayaa Buuhoodle ka...
Magaalada Buuhoodle ayaa saaka waxaa dadweynahu isugu baxeen dibad bax balaaran oo ay kaga soo horjeedaan xubno uu hogaaminayey wasiirka Caafimaadka maamulka lamagac baxay Somaliland Saleebaan Ciise...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiwali oo Xafiiskiisa Kulan Kula Qaatay Kaaliyaha...
Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Ayaa Xafiiskiisa Kulan Kula Qaatay Kaaliyaha Xooghayha Qaramada Midoobay u Qaabilsan Nabaddaynta Moqdisho, 05, May, 2014..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane...
View ArticleAkhriso Qodabadii ka soo Baxay kulankii Madaxda Puntland iyo Somaliland...
Madaxda Puntland ayaa ka been sheegay wada hadal ay dhowaan la galeen maamulka Somaliland iyo qodobadii ay ku heshiiyeen. Halkan ka Akhriso Wasiirada Somaliland oo Amuurtaasi ka Hadlaya. Madaxweynaha...
View Article