Madaxweynaha Dalka Ukraine oo sheegay in ciidamada dalkiisa Heegan Buuxa La...
Madaxweynaha Talada haya ee Ukraine ayaa sheegay in Ciidamada Mulatariga dalkaasi la geliyay heegan dagaal oo buuxa, oo ay kaga hortagayaan duulaan ay suurtagal tahay inuu kaga yimaado ciidamada...
View ArticleJohn Kerry oo Afrika Booqanayo.
Xoghayaha arrimaha dibada ee waddanka Mareykanka, John Kerry, ayaa bilaabaya socdaal uu ku kala bixinayo dhowr dal oo Afrikaan ah. Waxaa uu booqan doonaa dalalka kala ah Itoobiya, Jamhuuriyadda...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiwali ayaa Hambalyo ku aadan 1, May u diray Dhamaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa hambalyo ku aadan maalinta shaqaalaha u diraya dhamaan shaqaalaha aduunka gaar ahaan shaqaalaha...
View ArticleFESTU Celebrates International Labour Day.
The Federation of Somali Trade Unions (FESTU) extends its fraternal greetings and solidarity to all working men and women of Somalia on the occasion of International Labour Day, 1st May 2014. It is...
View ArticleDawladda Puntland oo Beesha Caalamka Ka Codsatay In Gurmad Deg-Deg Ah Lala...
Dawladda Puntland Ayaa Beesha Caalamka Ka Codsatay In Gurmad Deg-Deg Ah Lala Soo Gaaro Deegaanada Abaaruhu Ku Dhufteen Ee Puntland. Madaxweyne ku xigeenka ahna kusimaha Madaxweyanaha dawlada Puntland...
View ArticleShirkadda Somali Energy Company oo Dekeda Bosaaso Gaari Dam-damis ah ku...
Shirkadda Somali Energy Company (SEC) ayaa maanta gaari dab demis ah ku wareejisay maamulka dekadda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Wasiirka dekadaha ee maamulka Puntland Cabdullaahi Jaamac...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay Xuska Maalinta Shaqaalaha 1-da...
Munaasabad lagu xusayay maalinta Shaqaalaha Aduunka 1-da May ayaa maanta lagu ka dhacday magaalada Muqdisho, gaar ahaan xarunta Wasaarada Garsoorka iyo Dastuurka, iyadoo munaasabadan uu ka soo qeyb...
View ArticlePuntland oo Beenisey Kulan La Yeeshay in uu Ethopia ku Dhexmaray Puntland iyo...
Dowlada Puntland ayaa maanta Beenisey Hadal Dhowaantan kasoo yeeray Wasiirada Arimaha Dibada iyo Arimaha Gudaha Somaliland,hadalkaas oo ahaa In Kulan Muhiim ay Wada Yeesheen Wafdigii Madaxweynaha...
View ArticleTacsi Tiiraanyo Leh Marxuum:-Mubaarak Axmed Farey.
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun. Waxa Asbuucan Gudihiisa ku Geeriyooday Badda u Dhaxaysa Dalalka Liibiya iyo Talyaaniga Alla How Naxariistee Marxuum Mubaarak Axmed Farey. Dhamaan Maamulka Iyo...
View ArticleMadaxweyne Xasan “2016 doorasho ayaa dalkan ka dhaceyso, lagama noqonayo,...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu socdo qorshe ku aadan sidii sanadka 2016 dalka looga hirgelin lahaa doorasho, isagoo cadeeyay inay socdaan dhaqan gelinta qorshahaas....
View ArticleMareykanka oo ugu baaqay wadamada bariga Afrika in si deg deg ah ciidamo ugu...
Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday dalalka Bariga Afrika in si deg deg ah ciidamo ku filan ugu diraan dalka Koofurta Sudan, si loo soo afjaro colaadaha ka socda dalkaas oo galay lix bilood. Xoghayaha...
View ArticlePuntland oo Qorsheyneysa in la xaddido shaqaalaha ajnebiga Ah.
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cadulaahi Cumar ayaa sheegay in Puntland ay qorsheyneyso in la xaddido shaqaalaha ajnebiga ah ee ka shaqeeya Puntland. Madaxweyne ku xigeenka ayaa...
View ArticleOgeysiis: Sh.Kenyaawi Oo Soo Gabagabeeyay Booqashadii Uu Ku Tagay Dalka...
Soomaalida deggan wadanka Holland waxaa lagu wargelinayaa in maalinta sabtida ah oo ay taariikhdu tahay 03-05-2014 lagu qaban doono magaalada Delft muxaarado diini ah oo uu jeedin doono Shiikh Maxamed...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay Xiisada Ka Dhextaagan Maamulada...
Xili ay taagan tahay xiisad u dhaxaysa Dowladda Puntland iyo mamulka la magac baxay Somaliland ayaa hadana waxaa arrintaasi ka hadlay madaxwaynaha DF Xasan Shiikh Maxamuud oo sheegtay inuu ku...
View ArticleAfghanistaan:-Ugu Shan Boqol oo qof ayaa ku Dhintey Buur Soo Duntay.
Ugu yaraan shan boqol oo ruux ayaa ku dhimatay labo kun oo kalana waa la la’ yahay kadib markii ay ku soo duntay buur waqooyiga dalka Afghanistan. Buur ayaa ku soo duntay tuulo lagu magacaabo Hobo...
View ArticleTahniyad Meher:-Mudane:-Mustafe Siciid Aadan iyo Murwo:-Faadumo Shiikh Cumar...
TAHNIYAD MEHER. Waxaanu halkan tahniyad iyo hambalyo uga diraynaya lamaanaha, Boqorka iyo Boqorada, Faraska iyo Geenyada, Mudanaha iyo Marwada. Mustafe Siciid Aadan Iyo Faadumo Sh.Cumar Xasan Nuux. Oo...
View ArticlePrime Minister presents Work Plan to Parliament.
His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, today presented the government’s Work Plan for 2014 to Parliament. The Work Plan focuses on strengthening on-going security operations, establishing...
View ArticleMadaxweynaha Somaliland oo isku Shaandheyn ku Sameeyey Agaasimayaal iyo...
Madaxweynaha Somaliland ayaa xaley goor dambe ku sameeyey isku shaandheyn kooban gudoomiyayaasha gobolada iyo howlwadeeno kale oo Ka tirsan Wasaardaha. Isku shandheytaan ayaa xilka looga qaadey...
View ArticleQormo:-Maxaa kala Qabsaday Dareewal waday Gaari iyo Askari ku sugnaa Bar...
Maxaa kala qabsaday Dareewal waday Gaari iyo Askari ku sugnaa Bar Kantarool ? Xiligu waa habeen,saacaduna qiyaasti waxa ay ahayd 11:00(Kow iyo Tobonkii Habeenimo,Magaaladuna waa Boosaaso,gaar ahaan...
View ArticleMadaxweynaha Dowlada Soomaaliya oo La Kulmay John Kerry(Sawiro).
Madaxwaynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa magalada Addis ababa kula shiray Xoghayaha arrimaha diabdda Dalka Maraykanka John Kerry oo labo maalin ka hor magalada Addis ababa kula shiray...
View Article