Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Tahniyad Meher:-Mudane:-Mustafe Siciid Aadan iyo Murwo:-Faadumo Shiikh Cumar Xasan Nuux.

$
0
0
TAHNIYAD MEHER. Waxaanu halkan tahniyad iyo hambalyo uga diraynaya lamaanaha, Boqorka iyo Boqorada, Faraska iyo Geenyada, Mudanaha iyo Marwada. Mustafe Siciid Aadan Iyo Faadumo Sh.Cumar Xasan Nuux. Oo shalay  oo  ay Taariikhdu ahay  01-05-2014 meherkoodu ka dhacay dalka Germany gaar ahaan magaalada Hamburg.
Waxaana hambalyadan diraya anago ah qoyska iyo Ehelada lamaahana iyo jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Hamburg.
1-Hooyo Maryam Ali Guul. 2-Hooyo Maryam Jibriil 3-Abdi Mataan. Aabe Sh. 4-Cumar Xasan Nuux. Abti 5-Cabdicasiis Cali Guul, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa. 6-Abti Axmed Cali Guul, xaaskiisa iyo Caruurtiisa. 7-Abti Siciid Cali Guul, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa. 8-Abti Daahir Jibriil Cabdi 9-Mataan. Abti Axmed Jibriil Cabdi Mataan, 10-Xaaskiisa iyo Caruurtiisa. Habaryar 11-Sahra Jibriil Cabdi Mataan, Saygeeda iyo 12-Caruurteeda. Habaryar batuun Jibriil Cabdi Mataan, Saygeeda iyo 13-Caruurteeda. Habaryar Caasha Cali Xaaji. Habaryar 14-Xaawo Cali, Saygeeda iyo Caruurteeda. Habaryar Faadumo Cali Guul, 15-Saygeeda iyo Caruurteeda.
16-Cabdirisaaq Siciid Aadan, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa. 
17-Bashiir Siciid Aadan, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa. 18-Axmed Siciid Aadan, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa. 
19-Maryam Siciid Aadan, Saygeeda iyo Caruurteeda. 20-Fawsiya Siciid Aadan, Saygeeda iyo Caruurteeda. 21-Ruqiya Cumar Xasan, Saygeeda iyo Caruurteeda. 
22-Fartuun Axmed Nuur 23-Maxamed Axmed Nuur. 24-Siciid Axmed Nuur. 25-Adeer Axmed Maxamed Ciise, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa.
26-Maxamed Siciid, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa. 27-Axmed Maxamed X. Abdi, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa. Koos Xirsi Ducaale, Saygeeda iyo Caruurteeda.
28-Caasha Yuusuf Axmed, Saygeeda iyo Caruurteeda. 29-Ayaan Axmed Naasir. 30-Maxamed Axmed 31-Xasan Liibaan Cabdi Guunbe.
32-Sayid Cali Casayr. 33-Dhool Cabdulaahi Guure.
34-Cabdisalaan Axmed Barrow Deeqa Cabdulaahi Cilmi.
35-Liibaan Jaamac. 36-Juweeriya Ciise Maxamed.
37-Raage Muumin Aare. Waxaa tahniyadan si wada jira u diraya dhamaan:
1-Ilma Cali Guul. Ilma 2-Suudi Aadan Ilma 3-Jaamac Aadan. Ilma 4-Cismaan Aadan. Ilma 5-Jibriil Cabdi Mataan Ilma 6-Xasan Nuux. JAALIYADA REER HAMBURG.
1-Cabdifataax Maxamuud Casayr, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa.
2-Hurre Axmed Maxamed. 3-Cabdulqadir Cabdulaahi Sahal.
4-Cabdiwali Yuusuf. Asad 5-Yuusuf Kaarshe. Xuseen Carab.
6-Jaamac Warsame. 7-Axmed Warsame ( Indho )
8-Cabdifataax cabaase Muuse.
9-Maxamed Saleebaan Ducaale.
10-Caamir Maxamed Xaaji. 11-Siciid Baaruud. Sh. Siciid Jaamac Xuseen Xasan.
12-Mahad xarago.
13-Ubax Cusmaan Kaahiye. 14-Deeqa cabdinaasir Saleebaan.
14-Shaafiya Cali Haybe. 15-Jamiila Ridwaan Axmed.
Waxay dhamaan ehelada iyo jaaliyada reer Hamburg oo aanan halkan kuso koobi karin hambalyo kal iyo laaba hawada u marinayaan, lamaanaha is calmaday calafkuna u rumoobay Mudane Mustafe Siciid Aadan Iyo Marwo Faadumo Sh. Cumar Xasan Nuur. Waxayna ehelada iyo jaaliyaduba si wada jir ah u leeyihiin Guurkiinu Guur farax Gurigiinu Guri nagi. Allena haydinka yeelo kuwi uabad khayr qaba kala hela iskuna waarama, farxad iyo nolol aan dhamaana wada qaata. Waxaanuna leenahay AAAAAAAMIIIIIIIIIIIIN AAAAAAMIIIIIIIN AAAAAAMIIIIIIIIN.
Chat conversation end.
Tahniyad_Meher1

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369