Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Tacsi Tiiraanyo Leh Marxuum:-Mubaarak Axmed Farey.

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun.

Waxa Asbuucan Gudihiisa ku Geeriyooday Badda u Dhaxaysa Dalalka Liibiya iyo Talyaaniga Alla How Naxariistee Marxuum Mubaarak Axmed Farey.

Dhamaan Maamulka Iyo Shaqaalaha Warbaahinta Soomaaliyeed Raadreeb.com Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh udirayaan Dhamaan Qoyskii ,Qaraabadii iyo Asxaabtii uu Marxuumku Ka Geeriyooday,Waxaana Alle Uga Baryaynaa in uu Marxuumka Janadii Fardowsa Geeyo Dhamaanteena Samir iyo Iimaan Inaga Wada Siiyo.Aamiin Aamiin Aamiin.

Image may be NSFW.
Clik here to view.
tacsi1

Maamulka Warbaahinta Raadreeb.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles