Tacsi Tiiraanyo Leh:-Marxuum Maxamed Saacid Cali Yusuf Idiris.
Magaalada Gothenburg ee Dalka Sweden Ayaa Waxa Ku Geeriyooday Alla How Naxariistee Marxuum Maxamed Saacid Cali Yusuf Idiris.. Marxuumka Ayaa Geeriyooday Taariikhdu Markay Ahayd 26-04-2014,Dhamaan...
View ArticleSomali Government calls on the Kenyan Government to ensure the protection of...
Monday, April 28, 2014 – His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed met with the Somali Ambassador to Kenya, Mr. Mohamed Ali Nur, who arrived in Mogadishu on Sunday, April 27, 2014 after he...
View ArticleDaawo Videos Dhameystiran oo ku Saabsan fadhigii Baarlamaanka ee su’aalaha...
Wasiirada Amniga Qaranka Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya, C/kariin Xuseen Guuleed ayaa su’aalo lagu weydiinayaa Baarlamaanka, iyadoo su’aalaha wax laga weydiinayo ay ka mid yihiin...
View ArticleWasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo sheegay in Madaxweynaha Puntland Ay ka...
Wasiirka Arimaha Dibada ee Maamulka Somaliland Mudane.Maxamed Biixi Yoonis oo Wafdi Ka Kooban Isaga iyo Wasiirka Arimaha Gudaha ay Socdaal Kaga Soo Laabteen Wadanka Ethopia ayaa Sheegay inay Dalkaasi...
View ArticleRa”iisulwasaaraha Soomaaliya oo Maanta La Kulmay Danjiraha Soomaaliya u...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta la kulmay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Kenya Mudane Maxamed Cali Nuur, oo Muqdisho soo gaaray...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo markii u horeysay ka hadlay xarigii Qunsulkii...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii u horeysay ka hadlay tallaabadii Ciidamada Kenya kula dhaqmeen Qunsulkii Safaarada Soomaaliya ee Kenya Siyaad Maxamuud Shire, iyadoo tani ay...
View ArticleJen.Gaafow oo beeniyay sii socoshada bixinta kaararka aqoonsiga.
Taliyaha laanta socdaalka iyo jinsiyadaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Gaafow Maxamuud ayaa beeniyay in wali ay sii socoto bixinta kaararka aqoonsiga ee dalka oo uu horey...
View ArticleDanjire Kay oo ku rajo Wanaagsan Ka Muujiyey doorashada Soomaaliya ee 2016.
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya danjire Nicholas Kay ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay inay Soomaaliya ka dhici doonto doorasho qof iyo cod ah marka la gaaro sanadka 2016....
View ArticleMiino la Qaraxday Ninkii Aasayay oo Bosaaso Lagu Soo Bandhigay.
Ciidamada Amaanka Ee Magaalada Bosaaso ayaa Maanta soo Bandhigay nin Aasay Miino uu rabay in uu dadka Ku Waxyeelayyo. Ninka Miinada Aasayay ayaa Waxa laga Soo qabtay Xaafada Raf iyo Raaxo ee Duleedka...
View ArticleBooqo oo Ku Dalxiis Beeraha iyo Buuraha Calmadow ee Sanaag...
Soomaaliya ayaa waxey leedahay dhul badan oo qurxoon, oo weliba ku haboon dalxiiska. Hadaba, buurta Cal Madoow ee ku taal Sanaag Bari Puntland ayaa ka mid ah meelaha dalxiiska ku haboon ee ku yaal...
View ArticleSawiro:-Madaxweynaha Soomaaliya ” Mashaariicda Dib u dhiska waxey saldhig u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeeray Xarumo cusub oo ka mid ah mashaariicda lagu horumarinayo dalka kuwaasi oo ay Dowladda Imaraadka...
View ArticleDood ka dhalatay Warbixin lagu daabacay Website-ka dowladda Soomaaliya oo ku...
Warbixin lagu daabacay shabakadda ku hadashay afka dowladda Soomaaliya ee (Radiomuqdisho.so) ayaa waxaa la soo sheegayaa in dood adag ay ka dhex dhalisay masśuliyiinta wasaaradda & suxufiyiinta...
View ArticleMadaxweynaha Maamulka Jubbaland oo Qaabilay Qunsulka Dowlada Kenya ee...
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) ayaa maanta qaabilay qunsulka Dowlada Kenya u fadhin doona magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland. Kulankan waxaa sidoo kale...
View ArticleWasiirada Waxbarashada Dawladaha Puntland iyo Ethiopia oo Addis Ababa Ku...
Wasiirka wasaaradda waxbarashada Dawladda Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia kula kulmay wasiirka waxbarashada ee dawladda Ethiopia Prof.Shiferaw Shigute....
View ArticleWasiirka Amniga oo ka codsaday Hey’adaha Garsoorka in la qisaaso ragii dilay...
Wasiirka Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ugu baaqay Hey’adaha Garsoorka dowladda in lagu fuliyo toogasho ragii ka dambeeyay dilkii gabar ardayda aheyd horaantii bishan loogu geystay Gabar...
View ArticleMadaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Madaxa...
Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland ahna sii hayaha xilka Madaxweynaha Dawladda Puntland Ing. Cabdi-xakiin Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey ayaa xafiiskiisa saaka ku qaabilay madaxa hay’adda ILO ee...
View ArticleKulan ay Muqdisho ku yeesheen golaha Nabadda iyo Midnimada Jubba oo Bayaan...
Shir Jaraa’id oo maanta magaalada Muqdisho ku qabteen golaha nabadda iyo Midnimada gobolada Jubbooyinka ayay uga hadleen arimaha Siyaasada ee baryihii u danbeeyay ka taagnaa magaalada Kismaayo ee...
View ArticleReer Ciraaq Oo Doorasho u Dareeray(Sawiro).
Shacabka Ciraaq ayaa maanta u dareeray doorashada baarlamaanka dalkaas, iyadoo ammaanka guud ee dalka si aad ah loo adkeeyay. Doorashadan Baarlamaanka Ciraaq ayaa ah tii u horeysay saddex sano kadib...
View ArticleSafiirka Iiraan ee Dalka Kenya oo Balanqaaday inay Puntland Ka dhisi Doonaan...
Safiirka Dalka Iiraan ee ku Sugan dalka Kenya Ayaa Balanqaaday inay rug Caafimaad oo Casri ah ay ka dhisi Doonto Deegaanada Puntland ee dalka Soomaaliya . Dr. Maxamed Cabaas Cumar oo ah Wasiiru...
View ArticleWaalidiinta Gabdhihii Dhowaantan Nigeria laga Qafaashay oo Sheegay in...
Warbaahinta Caalamka ayaa si gaar ah u tabinaya in gabdhihii dhowaan laga qafaashay wadanka Nigeria ee ardaydda ahaa badankood la iibsaday,Isla Markaasina si Khasab ah lagu Guursaday. Ilo Wardeedyo...
View Article