Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afar Saraakiisha Ammanka ah oo lagu Dilay Yemen.

Saraakiisha reer Yemen ayaa sheegay in afar ka tirsan ciidanka ammaanka ee dalkaas lagu dilay weeraro xiriir ah oo ay labadii maalmood ee u dambeysay qaadeen kooxo mitidiin ah. 3 ka mid ah dilalka ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nicholas Kay oo ka digay in hadii ay sii socdaan weerarada ay la baxayaan...

Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa ka digay in shaqaalaha UN-ka iyo kuwa diblomaasiyiinta ajnabiga ay isaga bixi doonaan Soomaaliya hadii ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gobolka Bari oo uu ka socdo tallaalka Cudurka dabeysha.

Wasaaradda caafimaadka ee maamulka Puntland ayaa gobolka Bari ka billowday tallaalka lagu ciribtirayo cudurka dabaysha ee la siinayo carruurta ay da’doodu ka yar tahay 5 sano. Isku-duwaha wasaaradda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magaalada Garoowe oo lagu qabtay Barnaamijka JPLG ee Horumarinta Degmooyinka...

Qorshaha sanadkan uu ku howlgalayo barnaamijka hormarinta degmooyinka ee JPLG ayaa maanta shir looga arinsanayo waxa lagu qabtay magalada Garowe xarunta Puntland. lacag ka badan sanadkii hore...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sh. Axmed oo maanta dhagax dhigay Dugsiga...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed Maxamed, oo ay weheliyaan Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka, Wasiirka Maaliyadda, Wasiir Ku-xigeenka Gaadiidka,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka Soomaaliya oo ka doodaya Joojinta Qaadka ka Yimaada Dalka Kenya.

Baarlamanka Somalia ayaa isu diyaarinaya inuu ka doodo joojinta qaadka ka yimaada dalka Kenya, Kenya waxaa Soomaaliya u dhoofisaa Qaad gaaraya 3 Milyan oo Kilogram sanadkii. Mooshinkaan ayaa waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Dekeda Puntland oo Ka Warbixiyey Barnaamij Qorshe Howleedka...

Wasiirka Wasaarada Dekedaha,Gaadiidka Badda iyo La Dagaalanka Burcadbadeeda Puntland Mudane.Cabdullaahi Jaamac Saalax ayaa si qoto dheer waxa uu uga hadlay Qorshe Howladeeda Howleedka Wasaarada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Danjire Maxamed Cali Ameeriko oo si deg deg ah u yimid Muqdisho, kadib markii...

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cali Ameeriko ayaa barqanimadii maanta si deg deg ah u yimid magaalada Muqdisho, kadib markii ay u yeertay dowladda Soomaaliya, iyadoo safiirka uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya oo Baarlamaanka Hortegay Su”aalana La...

Wasiirka amniga Qaranka xukuumadda Soomaaliya, C/kariin Xuseen Guuleed ayaa su’aalo lagu weydiinayaa Baarlamaanka, iyadoo su’aalaha wax laga weydiinayo ay ka mid yihiin dilalkii dhawaan Muqdisho ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo State Of Somalia oo War-Saxaafadeed Kasoo...

Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Warsaxaafadeed Kasoo baxay Xafiiska Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Khaatumo State Mudane Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhosheel). Warsaxaafadeedkan oo Soo Gaaray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faallo-Yow Igmaday ?(By.Idiris Dooxa-Joog).

Shirka ka socda Bahar-dar Ethiopia waa shir leh saamayn sarraysa kolka loo eego arrinka uu ku howl leeyahay ee ah AMNIGA AFRIKA , Madasha dawladdi Soomaaliya ma joogto , badalkeedana waxaa dhex fadhiya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kormeer ku tagay Saddex Wasaaradood(Sawiro).

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta kormeer ku tagey Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta, Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maqaal:-Biyo Sacabadaadaa Looga Dhergaa(By.C/xakiim Jaamac Jooje).

Biyo Sacabadaadaa looga dhergaa. Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah subxaanalaahu watacaalaa, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Intaas kadib dhammaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Cabdiweli Gaas oo Khudbad Taariikhi ah ka jeediyey Shirkii Madaxda...

Waxaa goor dhawayd soo xirmay Shirkii Madaxda Dalalka Afrikaee ka socday magaalada Bahir dar ee Dalkaasi Ethiopia , shirkaasi oo looga hadlayey dhawr qodod oo la xiriira amuuraha Amniga Qaradda Afrika,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Eng-Jaabir Calasow oo ku Guuleystey Guddomiyaha Gollaha Sare ee Ardayda...

Eng-Jaabir Calasow oo ku guleystey Guddomiyaha Gollaha sare ee Ardayda Puntland ee Gobolka Awdal ee Somaliland. Eng-Jaabir Calasow Guddomiyaha Golaha Sare ee Ardayda reer Puntland ee Boorama ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hogaamiyihii Ururka Ikhwaanul Muslimiinka iyo boqolaal kale oo dil toogasho...

Maxkamad ku taal Masar ayaa maanta dil toogasho ku xukuntay ilaa 683 xubnood oo uu ku jiro Hogaamiyihii Ururka Ikhwaanul Muslimiinka Maxamed Badiic, kaasoo sanadkii hore lagu qabtay magaalada Qaahira,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Banaanbax Roob Doon Ah oo Garoowe Lagu Qabtay.

Magaalada Garowe ee  xarunta Puntland ayaa maanta oo isniin ah waxaa lagu qabtay banaanbax roob doon ah. Masuuliyiin dowladda ka socotay,Culimo iyo dadwayne aad u faro badan ayaa isagu soo baxay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Mareykanka oo dhaliishay hanaanka dowladda Soomaaliya.

Sida lagu daabay Wargayska Atlanticcouncil, Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama ayaa siyaasadiisa ku aadan dowlada federaalka Soomaaliya u kala qaybiyay qaybo kala duwan Dowlada Mareykanka ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bashaar Al-Asad oo Mar Sadexaad u Sharaxan Madaxtinimada Dalka Syria.

Madaxweynaha Syria Bashar al-Assad ayaa mar saddexaad u taagan tartanka doorashada madaxtinimada dalka. Afhayeenka Baarlamanka ayaa go’aankaasi televishanka ka shaaciyey. Musharixiinta ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’isul wasaare C/wali oo dowlada Kenya ka dalbaday iney joojiso...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Sheekh Axmed ayaa maanta Muqdisho kula kulmay danjiraha Somalia u fadhiya dalka Kenya, Maxamed Cali Nuur Ameerika, kaasoo Muqdisho yimid Axaddii shalay, kaddib...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live