Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Madaxweyne Cabdiweli Gaas oo Khudbad Taariikhi ah ka jeediyey Shirkii Madaxda Afrika ee Amniga Qaaradda(Sawiro).

$
0
0
Waxaa goor dhawayd soo xirmay Shirkii Madaxda Dalalka Afrikaee ka socday magaalada Bahir dar ee Dalkaasi Ethiopia , shirkaasi oo looga hadlayey dhawr qodod oo la xiriira amuuraha Amniga Qaradda Afrika, Shirkan oo labadii maalmood ee lsoo dhaafay ka socday dalka Ethiopia ayaa jewi wanaagsan ku dhamaaday iyadoo ay ka jeediyeen Khudbado madaxdii ee Qaarada Afrika ka soo qaybgashay shirkaasi.
Madaxweynaha dawlada Puntland Mudane Dr. Cabdiweli M. Ali Gaas oo ka qayb galay shirkaasi ayaa ku hadlay afka Bariga & Geeska Afrika, khaasatan Dalka Soomaaliya isagoo khudbad Taariikhi ah ka jeediyey Shirka.
Dhinaca kale wffdiga Dawladda Puntland ayaa u anbabaxay kadib markii shirkaasi lasoo afmeeray iyagoo isla caawaba lagu wado inay u hoydaan Caasimadda Addis Ababa ee Dalkaasi Etoobiya.
IMG_1995 IMG_1996 IMG_1999 IMG_2005 IMG_2006 IMG_2017 IMG_2021 IMG_2037 IMG_2038 IMG_2039 IMG_2040 IMG_2041 IMG_2043 IMG_2048 IMG_2056 IMG_2065 IMG_2069 IMG_2074 IMG_2079 IMG_2086 IMG_2087 IMG_2089 unnamed (4)
IMG_2006

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles