Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo ku geeriyooday qarax gaarigiisa loogu...

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabayay Isaaq Maxamed Riino ayaa goor dhoweyd ku geeriyooday qarax ka dhacay degmada Xamar Weyne, gaar ahaan agagaarka Viisho Governo. Wararka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyey geeridii Isaaq Maxamed Cali (Rino).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladda, asxaabta, baarlamaanka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Allaha u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo ka Tacsiyey Dilkii Xildhibaan Riino.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiweli sheekh Axmed Maxamed ayaa ka tacisyeey dilkii loo geystay Allaha u naxariistee Xildhibaan Isaaq Maxamed Cali (Riino) oo maanta ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Caddaladda Waa in la gaarsiiyaa Goboblada Dalka,...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta xarunta Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka  ka furay simnaar aqoon kororsi ah oo loo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kismaayo oo Suldaan Caan ah lagu diley.

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada Hoose ayaa sheegaya in mid ka mid ah suldaanada caanka ka ahaa magaalada kooxo hubeysan ay maanta barqadii ku dileen xaafadaha shaqaalaha....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wiil ku dhuuntay Taayir Diyaaradeed oo Nabad tagay halkii uu usocday.

Wiil ku dhuuntay Taayir Diyaaradeed ayaa  Nabad tagay halkii uu usocday. Will 16 sano jir ah ayaa nabad tegay kaddib markii uu hoos galay taayirka diyaarad hawada ku jirtay muddo 5 saacadood ah....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerida Xildhibaan Isxaaq...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Allaha u naxariistee Xildhibaan Isxaaq Maxamed Cali Riinoow oo maanta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidan iyo Gaadiid Dagaal oo Somaliland Ah ayaa Puntland isu Soo...

Saraakiil ka tirsan ciidanka dowladda Puntland ayaa maata deegaanka Ciil-daahir kusoo dhaweeyay ciidan iyo gaadiid dagaal oo kasoo goostay mamulka Somaliland. Gaadiidka ayaa ahaa nooca dagaalka,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan kale oo ka tirsan Baarlamaanka oo maalintii labaad lagu dilay...

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa saakay lagu dilay Xaafada Dabakaayo-madow ee degmada Dharkeenley, iyadoo dilkan uu noqonayo mudanihii labaad oo 24-saac gudahood lagu dilo Muqdisho....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan C/casiis Isaaq Mursale.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladda, asxaabta, baarlamaanka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Allaha u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli: “ Falalka aragaxisonimo nagama hor istaagayaan...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka tacsiyeeyey weerar argagaxisonimo oo maanta lagu dilay Xildhibaan Cabdicasiis Isaaq Mursal oo kooxo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo dood ka yeeshay samaynta maamul Goboleedyada.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawiro:-Madaxweyne Xasan: “Ciidanka Burundi ee AMISOM waxey kaalin muhiim ah...

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta soo dhoweeyey Madaxweynaha Brundi, H.E. Pierre Nkurunziza, oo uu yiri “Ciidanka Burundi ee AMISOM waxey kaalin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo kala direy Gollayaashii Deegaanka Degmooyinka...

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali ayaa maanta kala diray gollaaasha deegaanka Degmooyinka Jariiban iyo Galdogob. Waxa uu kaga dhawaaqay shir uu saaka Degmada Jariiban kula qaatay waxgaradka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jariiban:-Hal Askari oo ku dhintay Israsaaseyn Dhexmartay ilaalada Madaxweyne...

Hal Askari ayaa  ku dhintay Israsaaseyn Dhexmartay ilaalada Madaxweyne C/weli Maxamed Cali(Gaas). Maalinimadii Shalay ayaa Muran Xoogleh waxa uu dhexmaray Qaar ka mid ah ilaada Madaxweyanaha Puntland...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas oo Booqday...

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo wafdi ballaaran oo uu horkacayo ayaa dhowaaahan safaro kala duwan ku marayay deegaanada Gobolka Mudug, ayaa booqasho ku tagay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Horey uga Tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya oo Garoowe lagu xirey.

Xildhibaan Horey uga Tirsanaa Baarlamaanka Dowlada Soomaaliya ayaa maanta  Garoowe lagu xirey. Ciidanka ammaanka ee Magaalada Garowe ayaa maanta Xabsiga dhigay Siyaasi Daahir Ciiro oo kasoo mid noqday...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Gaalkacayo dib ugu soo Laabtey(Sawiro).

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo wafdigii balaarnaa ee uu hogaaminayay oo dhowaanahay booqashooyin ku marayay deegaanada GODOD, CEEL-BERDAALE, BUUBI, JIRIIBAN, GARACAD...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al-Shabaab oo ku goodiyay inay sii xoojinayaan ugaarsiga ay ku hayaan...

Afhayeenka guud ee Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa ku hanjabay inay sii wadayaan dilalka ay u geysanayaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii 24-saac gudahood lagu dilay magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidanka ammaanka oo qabtay saddex qof oo looga shakiyay dilkii xildhibaan...

Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa qabtay saddex qof oo looga shakiyay inay ka dambeeyeen dilkii maanta magaalada Muqdisho loogu geystay xildhibaan Cabdicasiis Isaaq Mursal, wasaaradda...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live