Nadwado Cilmiyeedii 12-Aad Ee Ka socotay Boosaaso oo lasoo Gunaanaday ,Baaqna...
Nadwado Cilmiyeedii 12aad Ee Ka socotay Boosaaso oo lasoo Gunaanaday + Bayaan Kasoo Baxay: Waxaa lagusoo gaba gabeeyay Majidka wayn ee Al Rawda ee Magaalada Bosaso Nadwadii kasocotay oo ahayd Nadwadii...
View ArticleMadaxweynaha Maamulka Puntland oo u ambabaxay Jarriiban.
Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay u ambabaxay degmada Jarriiban oo 240 km dhanka bari ka xigta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug....
View ArticleKornayl Barre Aadan (Barre Hiiraale) oo Markii ugu horeysay eedeyn kulul u...
Kornayl Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) ayaa markii ugu horeysay waxaa uu eedeyn kulul u soo jeediyey ra’iisal wasaaraha dalka Soomaaliya oo uu sheegay inuu la saftey qeyb ka mid. Kornayl Barre...
View ArticleMadaxwaynaha Puntland oo si Aad ah uga xumaaday Bahda Saxaafada oo safarkiisa...
Madaxwaynaha dowladda Puntland ee Soomaaliyeed Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa aad ah uga xumaaday ka dib markii uu waayay warbaahintii la qorsheeyay habeenimadii xalay inay raacdo safarkiisa...
View ArticleMadaxweynaha oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomiyaha safiirka Sacuudiga(Sawiro).
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee dowladda Sacuudiga ee Soomaaliya, Garam Binu Sayid Binu Garam....
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo Gaaray Deegaanka Balli Busle oo Ka Tirsan...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ku jiraan masuuliyiin ka tirsan goloyaasha Dawladda ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay deegaano kala...
View ArticleImaaraatka Carabta oo qalab iyo Gaadiid ugu deeqday Ciidamada Ammaanka...
Dowladda Imaaraatka carabta ayaa qalab fara badan oo kala gaddisan maanta ugu deeqday Ciidammada Amaanka qaranka Soomaliyeed. Deeqdan oo isugu jirta dareyska ciidamada iyo gaadiid ayaa waxa safiirka...
View ArticleMagaalada Bosaaso oo Arday Tababar Loogu soo Xirey(Sawiro).
Munasabadaan oo ay ka soo qayb galeen Maamulka Jaamacad Pidam,Ardayda wax ka barata Jaamacadasi ,Maamulka waxbarshada degmada ,Masuuliyiin ka kala socday jaamacada dalka,Waalidiin iyo marti sharaf aad...
View ArticleWafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Amniga Puntland oo Booqday Ciidanka Difaaca...
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Amniga dowladda Puntland Xasan Cismaan Aloore ayaa booqday ciidanka difaaca ee ku sugan degmada Tukaraq ee Gobolka Sool. Taliyaha ciidanka Booliska Puntland,ku...
View ArticleRw. Cabdiweli: “Safarkii Kismaayo wuxuu qayb ka ahaa qorshaha Xukuumadda ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiweli sheekh Axmed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kaddib markii uu soo gabagabeeyey safar...
View ArticleMadaxweynaha Dowladda Puntland oo Galabta La Kulmay Qaybaha Kala Duwan Ee...
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo wafdigii uu hogaaminayay ee manta gaaray deegaanka Balli-busle oo ka mid ah gobolka Mudug ayaa goob fagaare ah kula kulmay qaybaha...
View ArticleDaawo Warbixin Dheer oo ka hadlaysa Qaabkii Dowladii Dr.Faroole ay...
Halkan Hoose ka Daawo Warbixin Dheer oo Muuqaal Ah ,kuna Saabsan Qaabkii Ay Dowladii Dr.Faroole Madaxweynaha ka ahaa Ay ula dagaalantay Kooxdii Burcadbadeeda iyo Weliba Kooxda Al-Shabaab ee Fariisinka...
View ArticleDiyaarad qaad sidday oo shil ku gashay garoonka diyaaradaha Guriceel.
Wararka naga soo gaaraya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in goor dhow garoonka degmada ay shil ku gashay diyaarad sidday qaad oo halkaas ka dagaysay. Nuur Cali Barre oo ka mid ah...
View ArticleMidowga Yurub oo Taageeray War-murtiyeedkii Ra”iisulwasaaraha Soomaaliya...
Ergayga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador Michele Cervone d’Urso ayaa si buuxda u taageeray war-murtiyeedkii uu ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ka soo saaray arrimaha Kismaayo...
View ArticleMeydad horleh oo laga soo saaray markabkii degay ee Kuuriyada Koonfureed.
Ehelada qaar ka mid ah 250-ka qof ee rakaabka ahaa ee la la’yahay kaddib markii uu qalibmay maalintii arbacada ahayd markab laga lahaa Kuuriyada Koonfureed ayaa waxa ay isku dhaceen ciidamada bileyska....
View ArticleQeybtii Kowaad Qalabkii lagu dhisi Lahaa Jidka Ceel-daahir,Badhan iyo...
Qalabkii lagu dhisi lahaa Jidka Ceel-daahir(Ex-Ceeldoofaar) , Badhan iyo Ceerigaabo ayaa waxa uu ka degay Dekeda Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari,waxa Qalabkaasi Hormuud amase Wakiil ka Ah...
View ArticleGudoomiye ku Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland oo ka hadlay Imaanshaha...
Gudoomiye Kuxigeenka Kowaad ee Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo Warbaahinta kula hadlay Gudaha Magaalada Hargaysa ayaa ka hadlay Imaanshihii Garaad Jaamac ee Magaalada Hargaysa...
View ArticleShirweyne looga hadlayo amniga dalka oo Muqdisho ka furmay(Sawiro).
Shirweyne looga hadlayo amniga dalka ayaa maanta ka furmay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya. Shir ay ka qeyb galayaan ergooyin ka kala yimid Gobolada dalka, islamarkaasna ku saabsan...
View ArticleMadaxweyne Xasan “Dhaqanka fowdada ee 23kii sano na dilay waa uu sii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Amniga. Shirkan oo ay Dowladdu qabanqaabisay kana soo qeybgaleen aqoonyahanno,...
View ArticleDaawo Kulankii dhexmaray Ra”iisulwasaaraha Soomaaliya iyo Maamulka Jubba(Video).
Halkan Hoose ka Daawo Kulankii Magaalada Kismaayo ku dhexmaray Ra”iisulwasaaraha Soomaaliya iyo Maamulka Jubba.
View Article