Halkan Hoose ka Daawo Warbixin Dheer oo Muuqaal Ah ,kuna Saabsan Qaabkii Ay Dowladii Dr.Faroole Madaxweynaha ka ahaa Ay ula dagaalantay Kooxdii Burcadbadeeda iyo Weliba Kooxda Al-Shabaab ee Fariisinka ku Leh Buuraha Galgala ee Gobolka Bari.
Warbixintaan Muuqaalka ayaa Waxa qeybqaadan doona Madaxweynihii Hore ee Puntland Dr.Faroole ,Wasiirkii Hore ee Dekedaha,Gaadiidka Badda iyo La Dagaalanka Burcabadeeda Puntland Eng.Siciid Maxamed Raage iyo xubno kale oo ka mid ah Bulshada Rayidka ee Deegaanada Puntland iyo Weliba Qurba Joog Reer Puntlandi Ah oo ku sugan Dalka Australia.