Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Gudoomiye ku Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland oo ka hadlay Imaanshaha Garaad Jaamac ee Magaalada Hargaysa(Video).

$
0
0

mqdefaultGudoomiye Kuxigeenka Kowaad ee Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax  oo Warbaahinta kula hadlay Gudaha Magaalada Hargaysa ayaa ka hadlay Imaanshihii Garaad Jaamac ee Magaalada Hargaysa ,Ciidamada Somaliland ee Degmada Taleex Gaarey iyo arimo kaloo dhowr ah.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Trending Articles