Wasiirka Arimaha Dibada ee Maamulka Somaliland Mudane.Maxamed Biixi Yoonis oo Wafdi Ka Kooban Isaga iyo Wasiirka Arimaha Gudaha ay Socdaal Kaga Soo Laabteen Wadanka Ethopia ayaa Sheegay inay Dalkaasi Kula Kulmeen Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) oo ay ka wada Hadleen Muranka Dhanka Xuduuda Ah ee u Dhaxeeya Labada Dhinac.
Halkaan Hoose Ka Daawo Wasiirada oo Amuurtaasi Ka Hadlaya.