Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Booqo oo Ku Dalxiis Beeraha iyo Buuraha Calmadow ee Sanaag Bari-Puntland(Sawiro).

$
0
0

Soomaaliya ayaa waxey leedahay dhul badan oo qurxoon, oo weliba ku haboon dalxiiska.

Hadaba, buurta Cal Madoow ee ku taal Sanaag Bari Puntland ayaa ka mid ah meelaha dalxiiska ku haboon ee ku yaal dalka Soomaaliya.

Dhamaan Waxa Laga Codsanayaa Jaaliyada Soomaaliyeed ee Deegaanadaasi u dhashay inay Maalgelin soo Jiidasho ku Sameeyaan Dhulkaas Quruxda iyo Barakada Alla Ku Manaystay,si ay u noqoto Meelo Dalxiis oo Dal iyo Dibadba Looga Yimaado.

download (1) download (2) download (3) download (4) download (5) download images

download (6) download (7) download (8) download (9)

 

 

 

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles