Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo Sheegay in Dowlada Puntland ay Qunsuliyad Ka Furan...

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Sheegay in Dowlada Puntland Qunsuliyad ka Furan Doonto Dalka Yemen,isagoona Dhanka Kale Sheegay in Dowlada Yemenina ay Magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo maanta Booqasho ku tegay Magaalda Marka(Sawiro).

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka safar shaqo ku tegay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaalo xalay Ciidamada Puntland iyo Al-Shabaab ku dhex maray Buuraha Galgala.

Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada daraawiishta Puntland iyo Xoogaga Al-Shabaab ayaa xalay ka dhacay Buuraha Galgala, iyadoo dagaalkan uu sababay dhimasho iyo dhaawac ka dhashay. Sida ay sheegayaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wasiirada oo ku dhawaaqay in xaalad biyo iyo cunto yari ah ay ka jirto...

 Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku shir guddoomiyey kulanka caadiga ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ilaa 41 Xildhibaan oo Gudoomiyaha Baarlamaanka u gudbiyay baaqii ahaa in...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka gudoomay ilaa 41 Xildhibaan oo maanta ugu tagay hoygiisa Villa Hargeysa bayaankii ka koobnaa 14-ka qodob ee ahaa in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg Ah:-Xildhibaanada Madaxweynaha ugu Baaqay in uu Iscasilo oo...

Ilaa 41 Xildhibaan oo ay iska soo xuleen Xildhibaanadii saddex maalin ka hor ku yeeshay magaalada Muqdisho shir ay ka soo saareen 14-qodob oo Madaxweyne Xasan Sheekh looga dalbanayay inuu is casilo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg Ah:-Madaxweynaha oo ka gudoomay Xildhibaanada warqadii tala soo...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow ka gudoomay ilaa 41 Xildhibaan warqad qoraal aheyd oo ahaa bayaankii ka koobnaa 14-ka qodob ee Xildhibaanadii saddex maalmood ku shiray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Maamulka Jubba oo La Shiray Ergo Odayaal Dhaqan.

Madaxa Maamulka KMG ah ee Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe) ayaa waxa uu Magaalada Kismaayo kula kulmay Odayaashii Dhaqanka ee loo wakiishay in ay la hadlaan Korneyl Barre Aadan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Sheekh “ Halla soo maro waddada saxda ah ee Dastuurkeenna...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa galabta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah Xildhibaannadii Baarlamaanka ee bayaanka soo saaray....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Puntland oo faahfaahin ka bixisey dagaal xalay dhexmaray Ciidamada...

Dowlada Puntland ayaa Faah Faahin dheer ka bixisay dagaal habeenkii Xalay ku dhexmaray  Buuraha Galgala Ciidamada Xooga Puntland iyo Rag katirsan Al-shabaab . Dagaalkaan oo muddo kooban socday ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Amb.Nicholas Kay oo Sheegay inaysan Cadaadis Saarayn Madaxweyne Xasan Shiikh.

Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday inaysan madaxweynaha Dowlada Federaalka ah wax cadaadis ah aysan ku saarin inuu iscasilo xili maalmihii ugu danbeeyay ay soo baxayeen warar sheegaya in Beesha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Cabdiwali “Waxaa loo baahan yahay in la soo celiyo...

.Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho labo maalin ah ku tagay gobolka Shabellaha hoose ayaa waxa uu kulamo kala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra”iisulwasaare Cabdiwali oo maanta booqasho ku tagay degmada...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo oo safar dhanka dhulka ah saaka aroortii kaga soo ambabaxay magaalada Marka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin ku saabsan odayaal Dhamadeed Muqdisho ka Yimid oo Hargaysa Gaarey.

Odayaal dhaqameed kasoo jeeda Beelaha Dega Koonfurta Soomaaliya  oo gaaraya ilaa iyo 50-oday ayaa shalay soo gaaray magaalada Hargeysa ee Xarunta Somaliland. Odayaasha Beelaha Koonfureed ee Hargeysa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Gaas oo Si Weyn Loogu Soo...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayey  oo safaro shaqo ugu maqnaa dalalka Ethiopia iyo Yemen ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Garoowe...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta ee Madaxweynaha Puntland oo Radio Garoowe is...

Ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in Agaasimaha warfaafinta ee madaxtooyadda Cabdirashiid Yuusuf Jibriil uu caburin iyo amar adag la eegtay saxafadda Puntland ayaa maanta waxaa soo baxday in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Booliska Malaysia oo gacanta ku dhigay shaqsi Soomaali looga shakiyay inuu ka...

Ciidamada Booliska Malaysia, gaar ahaan qeybta la dagaalanka argagixisada ayaa gacanta ku soo dhigay shaqsi Soomaali ah oo looga shakiyay iuu ka tirsan yahay Xarakada Al-Shabaab ee dalka Soomaaliya....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Midowga Yurub oo bog cusub u furuya xiriirkooda Soomaaliya.

Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Michele Cervone d’Urso ayaa maanta magaalada Muqdisho ka sheegay inay bog cusub oo dhanka dhaqanka ah u furayaan xiriirka ka dhaxeeya Midowga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogeysiis Muhiim Ah:-Mudaaharaad Ka Dhici Doona Afaafka Hore Safaarada Kenya...

Bulshaweynta Soomaaliyeed ee ku nool Beljiga iyo Holland ayaa abaabulayso Mudaharaad aad u balaaran oo looga soo horjeedo  qaab dhaqanka xun ay Dawladda Kenya ku la dhaqmeyso Dadka Soomaaliyeed  ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xisbiyada Siyaasada Iyo Gollaha Guurtida Umadda Soomaaliyeed oo Madaxweynaha...

Xisbiyada Siyaasada iyo Gollaha Guurtida Soomaaliyeed ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Waxa ay ugu Baaqeen in uu Iscasilo. Halkan Hoose ka Daawo Xisbiyada Siyaasada iyo Gollaha Guurtida Umadda Soomaaliyeed...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live