$ 0 0 Xisbiyada Siyaasada iyo Gollaha Guurtida Soomaaliyeed ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Waxa ay ugu Baaqeen in uu Iscasilo. Halkan Hoose ka Daawo Xisbiyada Siyaasada iyo Gollaha Guurtida Umadda Soomaaliyeed oo Amuurtaasi ka Hadlaya.