Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Ogeysiis Muhiim Ah:-Mudaaharaad Ka Dhici Doona Afaafka Hore Safaarada Kenya ee dalka Beljamka.

$
0
0

indexBulshaweynta Soomaaliyeed ee ku nool Beljiga iyo Holland ayaa abaabulayso Mudaharaad aad u balaaran oo looga soo horjeedo  qaab dhaqanka xun ay Dawladda Kenya ku la dhaqmeyso Dadka Soomaaliyeed  ee degen dalkeeda tan iyo intii uu dhacey Qaraxii Siyaasadeysnaa ee la dhigay  meel ka mid ah meelaha  ay bulshadu ku  kulmaan. 

 

Waxa u Mudaharaadkani ka hor dhici-doona  afaafka hore ee Safaaradda kenya ee ku leedahay Dalka Belgium ee Magaalda Brussels 16-05-2014 xilli ay goorsheegtu tahay 11-30 ilaa 13-30. 

 

Gaadiidka:-

Waxaaad u soo raaci doontaan madasha u ka dhici doono Mudaharaadku  tram-ka nr-3 ee u  socda dhanka(Direction) Churchill waxaanad  kaga dagi-doontaan halka u ku dhamaado, waxa ayna u jirtaa Safaaraddu halkaas ilaa 300-meter, oo isla jidkaa ah

Adareyska/Cinwaanka Safaaradda

 

 

Avenue Winston Churchill 208 

 

1180 Bruxelles (Brussels)

 

Belgium

Haddi aad u bahataan warbixino dheeri ah oo ku saabsan Mudaharaadkan waxaad kala soo xidhidhi kartaan guddiga soo abaabulay Mudaharaadka oo ah kuwan:

 

 Tel 00 32 492 245 297

 

Mohamed Ali Hassan

 

-Yasin Mohamud Abdihakim 

 

-Shaafi Xassan Cabdi

 

-Ahmed Reyale

 

-Xuseen Tukaale

 

 Eebe ayaa mahadle

Axmed Reyale

Tel 0032485 601 446

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles